Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Waa Kuma Saaxiibka Daacada U Ah Ee Uu Cristiano Ronaldo Saxeexiisa Ka Codsaday Al Nassr?

by Apdihakem Omer Adam
January 6, 2023
0
DAAWO Cristiano Ronaldo Oo Markii Ugu Horreysay Luuqada CARABIGA Ku Hadlay

Cristiano Ronaldo ayaa ku biiray kooxda Al Nassr isla markaana diyaar u ah inuu saamayn yeesho, kooxda ree Saudi Arabia ayaa kharash badan ku gashay saxeexiisa oo rajaynaysa inuu muhiim u noqdo koox wanaagsan.

ADVERTISEMENT

Ronaldo ayaa hubaal noqonaya tixraaca Al Nassr balse kaddib imaanshihiisa ayuu doonayaa sidoo kale saxeexa saaxiibkiisa Portugal ee ay Real Madrid-na hore uga soo wada tirsanaayeen ee Pepe.

Sida lagu sheegay warbixinta oo ka timid wargeyska Marca, magaca Pepe ayaa ahaa midkii koowaad ee miiska lasoo saaray markii uu Ronaldo gaadhay magaalada Riyadh.

Dhawaan ayay ahayd markii madaxweynaha kooxda FC Porto oo daafaca 39 sano jirka ah ee kooxdiisa ka hadlayaa uu ku amaanay inuu yahay mid ciyaari kara ilaa inta uu doono.

ADVERTISEMENT

Pepe iyo Ronaldo ayaa asxaab aad u dhaw ku ahaa Real Madrid iyagoo xataa wada jiray wakhtiyadii ugu adkaa sida wakhtigii Jose Mourinho.

Sidoo Kale Akhri

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

January 30, 2023
Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

January 30, 2023

Sidoo kale waxay ahaayeen udubka xulka Portugal ee in ka badan 15 sano iyagoo wada ciyaaray xataa tartankii ugu dambeeyay ee Koobka aduunka.

Xiddigaha kale ee ay Al Nassr doonayso ayay kamid yihiin Luka Modric, Sergio Ramos oo iyaguna hore Pepe iyo Ronaldo ula soo wadaagay Madrid.

Image

ADVERTISEMENT
Share343Tweet215
ADVERTISEMENT

Related Posts

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Kooxda Arsenal ayaa caawa gudbisay dalabkii labaad ee ay ku doonayeen xiddiga khadka dhexe ee kooxda Brighton Moises Caicedo. Gunners...

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Real Sociedad ayaa garoonka Santiago Bernabeu kala baxsatay dhibic muhiim ah, waxayna seddex dhibcood ka danbeeyaan Real Madrid kala sareynta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.