Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

“Waa Isla Halkii Uun” – Graham Potter Oo War Cusub Kasoo Saaray Dhaawaca Reece James

by Abdiwahab Ahmed
December 28, 2022
0
“Waa Isla Halkii Uun” – Graham Potter Oo War Cusub Kasoo Saaray Dhaawaca Reece James

Chelsea ayaa waxa gilgily dhaawac cusub oo laa filayo inuu waqti dheer qaato oo xalay soo gaadhay Reece James kulankii ay guusha weyn ka gaadheen Bournemouth.

ADVERTISEMENT

James oo ay u ahayd ciyaartiisii koowaad ee tan iyo markii uu kasoo kabtay dhaawac jilibka kasoo gaadhay bishii October oo uu ku seegay Koobka Adduunka, ayaa waxa xalayna isla jilkibka kasoo gaadhay dhaawac kale oo sababay in isaga oo ooyaya laga saaro garoonka.

23 jirkan ayaa garoonka ku jiray 53 daqiiqadood oo kaliya, waxaana uu dareemay xanuun isaga oo garoonka dhaxdiisa jiibsaday oo madaxa qabsaday markii uu awoodi waayey inuu sii wato ciyaarta. Daaweyn kooban oo garoonka dhexdiisa loogu sameeyey kaddib waxa laga saaray ciyaarta.

Dhaawacan oo la filayo inuu ugu yaraan muddo siddeed usbuuc ah u jiifi doono Reece James ayaa waxa ka hadlay tababare Graham Potter oo yidhi: “Wax badan kama ogi illaa hadda. Waxaynu arki doonaa 24ka illaa 48ka saacadood ee soo wsocda, laakiin niyad-jab ayay nagu tahay in aanu si degdeg ah u weyno.”

ADVERTISEMENT

Potter oo la weydiiyey halka uu dhaawacu kasoo gaadhay Reece James ayaa yidhi: “Waa isla halkii uu hore uga dhaawacnaa, waana sababta aanu u walaacsanahay. Waxaynu arki doonaa 24/48 saacadood ee soo socda. Wali waa waqti hore balse faraha ayaanu is-dhaafsanay walaac dartii.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023
Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

February 7, 2023

“Dabcan isaguna wuu niyad-jabsan yahay. Waqtigan waxa aanu rajaynaynaa in aanu dhaawac halis ah noqon laakiin walaaciisa ayuu leeyahay.”

ADVERTISEMENT
Share285Tweet178
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Sergio Busquets ayaa dalab uu lacag badan ku qaadanayo ka helay horyaalka waddanka Sucuudiga...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.