Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

UEFA Oo Isbeddel Ku Samaysay Qaabka Isreeb-reebka Koobka Adduunka Iyo Euro Cup

by Abdiwahab Ahmed
January 25, 2023
0
UEFA Oo Isbeddel Ku Samaysay Qaabka Isreeb-reebka Koobka Adduunka Iyo Euro Cup

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa isbeddel ku sameeyey jadwalka iyo qaabka isreeb-reebka ay dalalka qaaraddaasi u galaan Koobka Adduunka iyo tartanka qaramada Yurub. 32 waddan oo Yurub ah ayaa ka qayb-gala isreeb-reebka Koobka Adduunka hase yeeshee waxa la kordhiyey dalka oo laga dhigay 48 waddan.

ADVERTISEMENT

Guddida fulinta ee UEFA ayaa kulan ay yeesheen waxay go’aan ku gaadheen inay isbeddel ku sameeyaan marxaladaha isreeb-reebka ee dalalka qaaraddaasi u galaan Koobka Adduunka, iyadoo la kordhinayo tirada dalalka ls isugu geeyo hormooyinka oo noqon doona min afar ama min shan dal oo 12 hormo ah.

Kooxaha ama dalalka kaalmaha koowaad ka gala hormooyinkooda ayaa si toos ah usoo gudbi doona, halka kooxaha kaalmaha labaad ku dhamaystana la iskugu aaddin doono min laba. Isreeb-reebka qaabkan ayaa waxa loo isticmaali doonaa tartanka Euro 2024, iyadoo laga guurayo sidii hore ay dalalku isreeb-reebka usoo geli jireen.

Waxa kale oo UEFA ay go’aamisay inay kordhiso tirada kulamada tartanka UEFA Nations League iyadoo sidoo kalen afartii dal ee tooska u iman jiray semi-finalka loo rogi doono qaab hormo oio kale ah oo lagu soo dari doono naadiyada kaalmaha labaad kusoo baxa.

ADVERTISEMENT
ADVERTISEMENT

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023
Share294Tweet184
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.