Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

“U Sheeg Inaan….!!” – Falcelintii Casemiro Ee Kulan Man United La Xasuuqay Kahor Imaatinkiisa Oo Cajiib Noqotay

by Apdihakem Omer Adam
January 14, 2023
0
“U Sheeg Inaan….!!” – Falcelintii Casemiro Ee Kulan Man United La Xasuuqay Kahor Imaatinkiisa Oo Cajiib Noqotay

Casemiro ayaa suuqii xagaaga kusoo biiray Manchester United iyadoo kooxdu ku jirto xilligii ugu xumayd isagoo uga soo wareegay Real Madrid oo uu malmahaas uun kula guuleystay UEFA Super Cup.

ADVERTISEMENT

Man United ayaa qaab xun ku bilaabatay xilli ciyaareedka iyadoo labadii kulan ee ugu horreeyay ay Brentford iyo Brighton guulo ka gaadheen.

Brentford ayay ahayd kooxda xasuuqday iyadoo 4-0 kaga guuleysatay kulan ka dhacay G-Tech Stadium, kulankaas kaddib ayaa la sheegay in Casemiro uu farriin qoraal ah u diray wakiilkiisa.

Sida lagu sheegay wargeyska Telegraph, Casemiro ayaa qoraal kula hadlay wakiilkiisa oo Man United hore xidhiidh ula sameeyay wuxuuna ku yidhi “U sheeg inaan hagaajin doono waxan”.

ADVERTISEMENT

Man United ayaa dhibta ugu weyn ka qabtay booska burburiyaha khadka dhexe iyadoo mudo dheer doorkaas u adeegsanaysay Fred iyo Scott McTominay oo aan labaduba lahayn tayo ay halkaas kaga ciyaaraan.

Sidoo Kale Akhri

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023
YAAB: Magaciisa Runta Ah Ma Aha Casemiro – Dadka Oo Hadda Uun Ogaaday Inuu Magac Kale Isticmaalo Xiddiga Brazil

Casemiro Oo Fariin Cagajugleyn Ah U Diray Arsenal Iyo Manchester City

January 29, 2023

30 sano jirka ree Brazil ayaa u muuqda mid xasiliyay haatan Red Devils isagoo muhiim ka ah shaxda tababare Erik Ten Hag oo ku sifeeyay “Sibidhka u dhaxeeya dhagxaanta”.

Casemiro ayaa la filayaa inuu maanta door weyn ka ciyaaro kulanka Manchester Derby ee ay Man United Old Trafford ku qaabilayso jaarkeeda Man City.

Image

ADVERTISEMENT
Share369Tweet231
ADVERTISEMENT

Related Posts

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

YAAB: Magaciisa Runta Ah Ma Aha Casemiro – Dadka Oo Hadda Uun Ogaaday Inuu Magac Kale Isticmaalo Xiddiga Brazil

Casemiro Oo Fariin Cagajugleyn Ah U Diray Arsenal Iyo Manchester City

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Casemiro ayaa fariin digiin ah u diray Manchester City iyo Arsenal isagoo u sheegay inuu u soo socdo inuu soo...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.