Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

TAARIIKH: Youssef En-Nesyri Oo Kulankii Portugal Jabiyay Rekoodh Uu Haystay Cristiano Ronaldo Oo Keydka Ka Daawanayay

by Apdihakem Omer Adam
December 12, 2022
0
TAARIIKH: Youssef En-Nesyri Oo Kulankii Portugal Jabiyay Rekoodh Uu Haystay Cristiano Ronaldo Oo Keydka Ka Daawanayay

Weeraryahanka xulka Morocco iyo kooxda Sevilla ee Youssef En-Nesyri ayaa kulankii dhawaan ay guusha taariikhiga ah ku dhigeen Portugal sidoo kale isagu taariikh u gaar ah ku samaystay.

ADVERTISEMENT

En-Nesyri ayaa dhaliyay goolka kaliya ee lagu kala baxay qaybtii hore isagoo madax cajiib ah ka dul-booday goolhaye Diogo Costa iyo daafaca dhexe ee Ruben Dias.

Rekoodhka Youssef jabiyay ayaa ah bootinta ugu dheer ee gool madax ah lagu dhaliyo oo uu haystay isla Cristiano Ronaldo oo kursiga keydka ka daawanayay.

Goolka uu Ronaldo ku haystay rekoodhka bootinta ugu dheer ee gool madax ah lagu dhaliyo ayuu ka dhaliyay kooxda Sampdoria xilli uu Juventus u ciyaarayay sanadkii 2019.

ADVERTISEMENT

Sida uu sheegayo il-wareedka GOAL gaar ahaan qaybtiisa Spain, Ronaldo ayaa booday goolkaas uu Sampdoria ka dhaliyay 2.56 meter.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

Youssef En-Nesyri oo ay FIFA ugu wacday kaddib goolkaasi “Midkii cirka soconayay” ayaa isagu dhigay rekoodhka cusub ee ah inuu booday 2.78 meter.

Image

ADVERTISEMENT
Share349Tweet218
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.