Qoyska iska leh kooxda kubadda cagta Manchester United ee The Glazers ayaa qaatay istaraatiijiyad iyo xeelad ay iskaga aamusiinayaan taageereyaasha...
Leicester City iyo Everton ayaa kamid ah tiro kooxo ah oo isku diyaarinata inay dalab ka gudbiyaan 25 sano jirka...
Paris St-Germain agaasimaheeda ciyaaraha ee Leonardo ayaan u muuqan mid aaminsan in Neymar Jr uu heshiis kordhin u samayn doono...
Everton ayaa kooxaha kala ah Chelsea, Leeds United, Tottenham, Barcelona iyo Inter Milan kula biirtay tartanka loogu jiro saxeexa 32...
Wakiilka caanka ah ee Mino Raiola ayaa magacaabay laba kooxood oo weeraryahanka Borussia Dortmund ee Erling Haaland aanu diidi karin...
Barcelona ayaa heshiis cusub oo midkii hore ka mushahar yar ka saxeexanaysa kabtanka kooxdeeda ee Lionel Messi si uu ugu...
Lionel Messi ayaa dalab heshiis cusub oo toban sannadood ah ka helay kooxdiisa Barcelona, kaas oo ay doonayso in cimrigiisa...
Borussia Dortmund ayaa ku biirtay tartanka loogu jiro saxeexa 23 sano jirka daafaca dhexe ee Brighton ee Ben White oo...
Tababaraha reer Netherlands ee Louis van Gaal ayaa shaaciyey magacyada toban laacib oo uu dalbaday in loo keeno waqtigii uu...
Manchester United ayaa wali doonaysa inay garab midig la saxeexato suuqa xagaaga sanadkan, xiddiga Borussia Dortmund ee Jadon Sancho ayaa...
Fabio Capello ayaa ahaa tababaraha Real Madrid markii ay Los Blancos lasoo saxeexatay halyeyga reer Brazil ee Roberto Carlos sannadkii...
Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa lagu soo warramayaa inuu heshiis heer sarre ah oo saddex sano ah ka...
Liverpool ayaa wali qorshaynaysa inay daafaca dhexe ee RB Leipzig ee Ibrahima Konate lacag 40 Milyan oo pound ah kasoo...
Manchester United ayaa qiimaynaysa xaalada weeraryahanka kooxda Slavia Prague ee ree Senegal ee Abdallah Sima. (Manchester Evening News) Tababarah Ajax...
Chelsea ayaa Manchester United iyo Paris Saint-Germain kaga horreysa heshiiska lagu doonayo 28 sano jirka daafaca dhexe ee Real Madrid...
Manchester United iyo Arsenal ayaa kamid ah kooxaha indho indhaynta ku samaynaya xaalada weeraryahanka Borussia Monchengladbach ee Alassane Plea oo...
Kooxda difaacanaysa horyaalka Premier League ee Liverpool ayaa lagu soo warramayaa inay isha ku hayso saxeexa weeraryahanka kooxda Lyon ee...
Liverpool ayaa dhigeeda RB Leipzig kala heshiisay iibka daafaca dhexe ee Ibrahima Konate oo ay bixinayso lacagta heshiiskiisa lagu jabin...
Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa dhamaystirtay saxeexa xiddiga lagu naanayso 'Neymar-ka cusub' oo ay ku garaacday kooxo badan, kana...
Madaxweynaha kooxda Real Madrid ee Florentino Perez oo dhawaan bixiyay waraysi dhinacyo badan taabanayay ayaa ka hadlay wararka sheegaya in...