Paris St-Germain ayaa doonaysa saxeexa Bernardo Silva oo u furan inuu Man City ka tago balse waxay tartan kala kulmayaan...
Liverpool ayaa dhagaysan doonta dalabaadka laga soo gudbiyo Joel Matip oo heshiiskiisa kooxdu 2024 dhacayo. (Football Insider) West Brom tababaraheeda...
Xiddiga Real Madrid ee Marco Asensio ayuu wakiilkiisu ku sugan yahay magaalada London, waxaana uu wada-hadallo kula jiraa kooxda hoggaaminaysa...
Xiddig ka tirsan kooxda kubadda cagta Barcelona ayay ku tartamayaan toddoba kooxood oo waaweyn oo reer Yurub ah oo mid...
Harry Maguire iyo Scott McTominay ayaa kamida magacyada lix xiddig oo laga dirayo Man United. (Mirror) West Ham ayaa kalsooni...
Mid ka mid ah xiddigaha da'da yar ee ugu wanaagsan ee ay kooxaha waaweyn ee Yurub ku dagaallamayaan saxeexiisa ayaa...
Difaaca reer Portugal ee Joao Cancelo ma aanu doonayn in uu tago Bayern Munich suuqii January, waxaanu dookhiisu ahaa koox...
Manchester United iyo PSG ayaa la filayaa inay ugu yaraan 90 Milyan oo pound bixiyaan xagaaga haddii ay doonayaan saxeexa...
Kooxaha waaweyn ee Yurub ayay godkooda biyo ugu galeen, waxaana soo baxday koox awood dhaqaale adeegsanaysa oo ka afduubanaysa xiddiga...
Garabka weerar ee Arsenal ee Gabriel Martinelli ayaa kooxdaas u saxeexay heshiis cusub oo ilaa 2027. (Athletic - subscription required)...
Real Madrid ayaa xagaaga ka dhiganaysa bartilmaameedkeeda koowaad khadka dhexe ee Borussia Dortmund ee Jude Bellingham. (AS - in Spanish)...
Horyaalka kubadda cagta waddanka Faransiiska ee LFP ayaa guddi sharci-yaqaanno ah u saartay inay soo baadhaan sababtii keentay in uu...
Inkasta oo uu heshiis saddex sannadood ah saxeexay bishii May, xilli ay Real Madrid isku diyaarinaysay inay si xor ah...
Kooxda kubadda acagta Chelsea ayaa la saxeexatay ciyaartoy kale inkasta oo uu xidhan yahay suuqa iibka ciyaartoyda oo xalay saqdii...
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa ku jirta xaalad adag, waxaanay halis ugu jirtaa inuu bilaash kaga tago xiddigeeda da'da yar...
Manchester City ayaa lumisay Joao Cancelo oo ka mid ahaa xiddigaha ugu wanaagsan Etihad Stadium dhawrkii sannadood ee ugu dambeeyey,...
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa isku hubsatay ciyaartoyga noqonaya saxeexooda koowaad ee suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga, kaas oo...
Manchester City ayaa qorshaynaysa inay xagaaga u dhaqaaqdo saxeexa James Maddison oo markaas heshiiskiisa Leicester hal sano ka hadhsanaan doono....
Suuqa kala iibsiga bisha Janaayo ayaa si rasmi ah u soo xirmay, waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa saxiixyadii ugu...
Chelsea ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa Enzo Fernandez oo ay kala soo wareegeen kooxda Benfica ee dalka Portugal....