Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

SU’AAL WEYN: Miyuu Ronaldo Sucuudiga Kula Noolaan Karaa Saaxiibtiisa Uusan Wali Guursan Ee Georgina?

by Apdihakem Omer Adam
January 5, 2023
0
SU’AAL WEYN: Miyuu Ronaldo Sucuudiga Kula Noolaan Karaa Saaxiibtiisa Uusan Wali Guursan Ee Georgina?

Inay wada joogaan oo meel wada dagaan laba qof oo aan guur ka dhaxayn ayaa ah mid mamnuuc ka ah dalka Sucuudiga si loo ilaaliyo dhaqanka wanaagsan ee diinta Islaamka.

ADVERTISEMENT

Haddaba. su’aasha la is-weydiinyay dhawaanahan ayaa ah sida uu halkaas ugu noolaan doono ciyaaryahan Cristiano Ronaldo oo ay saaxiibtinimo ku wada joogaan gabadha lagu magacaabo Georgina Rodriguez.

Wali lama cadda haddii qoyska Ronaldo ay la degi doonaan oo iyaguna u guuri doonaan dhinaca Saudi Arabia gaar ahaan magaalada Riyadh.

Si kastaba, laba gar-yaqaan oo dalkaas ku sugan ayaa u sheegay wargeyska ree Spain ee EFE in Ronaldo uu awoodi doono inuu la noolaado qoyskiisa waxkasta oo dhaca.

ADVERTISEMENT

Mid kamida gar-yaqaanadaas oo la hadlay EFE ayaa yidhi “Dhawaanahan marka ay noqoto dadka qurbaha ka yimid, maamulka Sucuudigu masoo faro-galiyaan arrintan xataa haddii sharcigu mamnuucay in lamaanayaasha aan isqabin aysan wada noolaan karayn”.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

Dhawr sano kahor arrintan ayaa ahayd mid aan xataa su’aali ka taagnayn balse sharciyada Saudi Arabia ayaa wax badan oo kamida la wiiqay tan iyo imaanshihii dhaxal-suge Maxamed Bin Salman ee sanadkii 2017.

Image

ADVERTISEMENT
Share376Tweet235
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.