Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Shaxaha Rasmiga Ah Ee Real Betis vs Barcelona – Lewandowski & Raphinha Oo Kusoo Laabtay

by Abdiwahab Ahmed
January 12, 2023
0
Shaxaha Rasmiga Ah Ee Real Betis vs Barcelona – Lewandowski & Raphinha Oo Kusoo Laabtay

Barcelona iyo Real Betis ayaa foodda isku daraya garoonka King Fahd Stadium ee magaalada Riyadh ee waddanka Sucuudiga kulan ka tirsan semi-finalka Spanish Supercup, waxaana midkooda guuleystaa uu finalka ugu tegi doonaa Real Madrid  oo ay Axadda kala calaf-qaadi doonaan.

ADVERTISEMENT

Kulankan oo uu dhaxdhaxaadinayo garsoore Carlos del Cerro Grande oo uu VAR ka caawinayo Ignacio Iglesias Villanueva si meesha looga saaro cabashada badan ee ay Barcelona muujinaysay usbuucyadii u dambeeyey, ayaa waxa uu tababare Xavi Hernandez kusoo bilaabay Ronald Araujo oo la sheegay in maanta ay jug kasoo gaadhay tababarka isla markaana shaki la gelinayay.

Weerarka ayuu kusoo laabtay Robert Lewandowski oo ganaax kaga maqnaa ciyaartii horyaalka ee  toddobaadkan, waxaana afka hore ku wehelinaya Ousmane Demble iyo Raphinha oo ay khadka  dhexe ka caawinayaan Pedri, De Jong iyo Gavi.

Difaaca  ayay ka dheelayaan Jules Kounde iyo Ronald Araujo oo ay dhinacyada ka xigaan Jordi Alba iyo Sergi Roberto halka kaydka loo diray ciyaartoyda kala ah Busquets, Fati, Christensen iyo Balde.

ADVERTISEMENT

Shaxaha Rasmiga ah ee labada kooxood

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023

BARCELONA XI:  Ter Stegen; Roberto, Kounde, Araujo, Alba; Gavi, De Jong, Pedri; Raphinha, Lewandowski, Dembélé

Kaydka: Peña (GK), Tenas (GK), Christensen, Eric, Alonso, Balde, Busquets, Kessie, Ferran, Fati, Memphis

REAL BETIS XI: Bravo; Ruibal, Pezzella, Felipe, Miranda; Rodríguez, Canales; Henrique, Rodri, Fekir; Iglesias

Kaydka XI: Silva (GK), Martín (GK), González, Ruiz, Sabaly, Montoya, Carvalho, Akouokou, Guardado, Camarasa, Juanmi, Joaquin, Loren, José

ADVERTISEMENT
Share248Tweet155
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.