Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Shaxaha Rasmiga Ah Ee Morocco vs Croatia – Luka Modric & Achraf Hakimi Oo Kusoo Bilowday

by Abdiwahab Ahmed
November 23, 2022
0
Shaxaha Rasmiga Ah Ee Morocco vs Croatia – Luka Modric & Achraf Hakimi Oo Kusoo Bilowday

Luka Modric oo ah kabtanka Croatia ayaa kusoo bilowday kulanka ahy ku furanayaan Koobka Adduunka ee Morocco ay iska hor imananayaan, iyadoo uu doonayo inuu mar kale ku celiyo wacdarihii uu dhigay sannadkii 2018.

ADVERTISEMENT

Croatia iyo Morocco ayaa foodda isku daraya garoonka Al Bayt Stadium, waana kulanka koowaad ee Group F iyadoo gellinka dambena ay wada ciyaari doonaan Canada iyo Belgium oo ku wehelinaya hormadan.

Ivan Perisic iyo Kramaric oo lagu daray Vlasic ayaa xulka qaranka Croatia ugu soo bilowday afka hore ee weerarka, waxaana khadka dhexe ka caawinaya Mateo Kovacic, Brozovic iyo Luka Modric, halka difaacana ay wada taagan yihiin Sosa, Gvardiol, Lovren iyo Juranovic.

Kaydka ayay beddel fiican u fadhiyaan Croatia, sida Vida oo ah ruug-caddaa difaac, Jakic, Susic, Petkovic iyo Pasalic.

ADVERTISEMENT

Dhinaca kale, xulka qaranka Morocco waxa ugu soo bilowday xiddigahooda waayo-aragga ah ee Achraf Hakimi, Hakim Ziyech, Boufal iyo En-Nesyri.

Sidoo Kale Akhri

Sidee Ayuu Noqon Doonaa Miiska Kala-sarraynta Horyaalka Premier League Haddii Man City Loo Diro Heerka Labaad?

Sidee Ayuu Noqon Doonaa Miiska Kala-sarraynta Horyaalka Premier League Haddii Man City Loo Diro Heerka Labaad?

February 6, 2023
Aubameyang Oo Badheedhay & Lambarka Uu Chelsea U Qaatay Oo Layaab Ku Noqday Jamaahiirta Kooxdaas

Maxay Ahayd Sababtii Uu Aubameyang Uu Isaga Tagay London

February 6, 2023

Shaxaha  rasmiga ah ee Croatia vs Morocco

Croatia XI: Livakovic, Juranovic, Lovren, Gvardiol, Sosa, Modric, Brozovic, Kovacic, Vlasic, Kramaric, Perisic.

Kaydka: Stanisic, Barisic, Erlic, Majer, Grbic, Livaja, Pasalic, Petkovic, Budimir, Orsic, Vida, Ivusic, Sutalo, Sucic, Jakic.

Morocco XI: Bounou, Hakimi, Saiss, Aguerd, Mazraoui, Ounahi, Amrabat, Ziyech, Amallah, Boufal, En-Nesyri.

Kaydka: Hamdallah, Zaroury, Sabiri, Mohamedi, Chair, Aboukhlal, Ezzalzouli, El Yamiq, Dari, Cheddira, Tagnaouti, El Khannous, Benoun, Attiyat Allah, Jabrane.

ADVERTISEMENT
Share261Tweet163
ADVERTISEMENT

Related Posts

Sidee Ayuu Noqon Doonaa Miiska Kala-sarraynta Horyaalka Premier League Haddii Man City Loo Diro Heerka Labaad?

Sidee Ayuu Noqon Doonaa Miiska Kala-sarraynta Horyaalka Premier League Haddii Man City Loo Diro Heerka Labaad?

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay suurtogal tahay in laga saaro horyaalka Premier League oo heerka labaad loo dhaadhiciyo, kaddib markii maanta uu...

Aubameyang Oo Badheedhay & Lambarka Uu Chelsea U Qaatay Oo Layaab Ku Noqday Jamaahiirta Kooxdaas

Maxay Ahayd Sababtii Uu Aubameyang Uu Isaga Tagay London

by Saed Mohamed
February 6, 2023
0

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.