Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Shaxaha Rasmiga Ah Ee Liverpool vs Wolves – Gakpo Oo Kusoo Bilowday & Isbeddellada Uu Sameeyey Klopp

by Abdiwahab Ahmed
January 7, 2023
0
Shaxaha Rasmiga Ah Ee Liverpool vs Wolves – Gakpo Oo Kusoo Bilowday & Isbeddellada Uu Sameeyey Klopp

Cody Gakpo ayaa ciyaaraya kulankiisii koowaad ee Liverpool, waxaanu kusoo bilowday ciayarta Wolves ee wareegga saddexaad ee FA Cup ee garoonka Anfield.

ADVERTISEMENT

Jurgen Klopp oo ay kooxdiisu ka dhutinaysay garabka bidix ee weerarka ayaa waxa uu ka ciyaarsiiyey Cody Gakpo oo £37 milyan oo Gini ay kaga soo iibsadeen PSV Eindhoven toddobaadkii hore, waxaanay afka hore ee weerarka wadaagayaan Darwin Nunez iyo Mohamed Salah oo iyaguna kusoo bilowday.

Afar isbeddel ayuu Jurgen Klopp ku sameeyey safkii uu kula ciyaaray Brentford Isniintii, waxaana shaxda hore kusoo laabtay Andy Robertson oo beddelay Tsimikas, halka Joel Matip uu beddelay Virgil van Dijk oo dhaawac ku maqan, waxaana difaaca  ku wehelinaya Ibrahima  Konate iyo Alexander-Arnold.

Jordan Henderson ayaa kasoo kabtay jug soo gaadhay, waxaanu khadka dhexe kala ciyaarayaa Thiago Alcantara iyo Fabinho.

ADVERTISEMENT

Kaydka Liverpool ayay ku jiraan Nabay Keita, Ben Doak, Oxlade-Chamberlain, Elliott, Tsimikas, Carvalho iyo Gomez.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

Shaxaha rasmiga ah ee labada kooxood

Wolves XI: Alisson, Alexander-Arnold, Matip, Konate, Robertson, Fabinho, Thiago, Henderson, Gakpo, Salah, Nunez

Kaydka: Kelleher, Gomez, Keita, Oxlade-Chamberlain, Elliott, Tsimikas, Carvalho, Phillips, Doak

Wolves XI: Sarkic, Lembikisa, Collins, Toti, Jonny, Neves, Hodge, Adama, Guedes, Ait-Nouri, Jimenez

Kaydka: Sa, Semedo, Bueno, Kilman, Mosquera, Ronan, Nunes, Hwang, Cunha

ADVERTISEMENT
Share262Tweet164
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.