Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Shaxaha Rasmiga Ah Ee England vs Iran – Southgate Oo Shaxdii Ugu Adkayd Kusoo Bilaabay

by Abdiwahab Ahmed
November 21, 2022
0
Shaxaha Rasmiga Ah Ee England vs Iran – Southgate Oo Shaxdii Ugu Adkayd Kusoo Bilaabay

Xulalka qaramada England iyo Iran ayaa foodda isku daraya garoonka Khalifa International Stadium, kulanka labaad ee Koobka Adduunka ee sannadkan oo shalay lagu furay Qatar iyo Ecuador.

ADVERTISEMENT

Tababaraha xulka qaranka England oo ogsoon in ay cadaawad weyni ka dhaxayso Iran ayaa kusoo bilaabay shax adag oo ku dhisan qaab weerar ah, waxaana afka hore ka wada ciyaaraya Harry Kane, Raheem Sterling iyo Bukayo Saka, hase yeeshee waxa uu kaydka u diray Phil Foden oo dad badan filayeen inuu kusoo bilaaban doono.

Khadka dhexe ayay kusoo wada bilowdeen Declan Rice, Jude Bellingham iyo Mason Mount, halka difaaca dhexe ay Harry Maguire iyo John Stones ka wada ciyaarayaan, waxaase dhinacyada ka xiga Kieran Trippier  oo difaaca midig kaga soo hormaray Trent Alexander-Arnold iyo Luke Shaw.

Xulka qaranka Iran ayaa waxa iyagana hoggaaminaya Nourollahi oo afka hore ee weerarka ay ka wada ciyaarayaan Hosseini iyo Karimi, halka ruug-caddaayada Taremi iyo Cheshmi ay khadka dhexe la adkaynayaan Pouliganji iyo Jahanbakhsh.

ADVERTISEMENT

Shaxaha rasmiga ah ee xulalka England vs Iran

Sidoo Kale Akhri

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

January 30, 2023
Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023

England XI: Pickford, Stones, Maguire, Trippier, Rice, Bellingham, Mount, Shaw, Saka, Kane, Sterling.

Iran XI Beiranvand, Moharrami, Hajsafi, Mohammadi, Jahanbakhsh, Pouraliganji, Taremi, Cheshmi, Karimi, Hosseini, Nourollahi.

ADVERTISEMENT
Share296Tweet185
ADVERTISEMENT

Related Posts

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Real Sociedad ayaa garoonka Santiago Bernabeu kala baxsatay dhibic muhiim ah, waxayna seddex dhibcood ka danbeeyaan Real Madrid kala sareynta...

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.