Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Shaxaha Rasmiga Ah Ee Brighton vs Liverpool – Nunez Oo Dhaawac Ah, Cody Oo Kusoo Bilowday Iyo Isbeddellada Uu Sameeyey Klopp

by Abdiwahab Ahmed
January 14, 2023
0
HORDHAC: Brighton v Liverpool – Reds Oo Guuldarro Kale Ka Cararaya, Seagulls Oo Imtaxaamaya, Shaxaha & Xogaha Kulanka

Liverpool ayaa ku sugan garoonka Amex Stadium oo ay marti ugu tahay Brighton, waxaanay Reds u dagaallamaysaa inay kusoo laabato jidka guusha horyaalka Premier League maadaama ciyaarteedii ugu dambaysay ay Brentford kusoo garaacday 3-1.

ADVERTISEMENT

Jurgen Klopp ayaa sameeyey isbeddello, waxaana uu ciyaartiisii koowaad ee horyaalka Premier League kusoo bilaabay saxeexa cusub ee Cody Gakpo, hase yeeshee waxa dhaawac kaga maqan Darwin Nunez oo liiska maqaneyaasha kula biiray Diogo Jota, Luis Diaz iyo Roberto Firmino.

Afka hore ee weerarka ayay kusoo wada bilowdeen Mohamed Salah iyo Cody Gakpo, waxaana khadka dhexe taagan Jordan Henderson, Fabinho, Thiago Alcantara iyo Oxlade-Chamberlain, halka daafa dhexe uu Ibrahima Konate kula soo bilowdaay Joel Matip maadaama uu maqan yahay Van Dijk oo muddo bil ah u jiifaya dhaawac.

Labada difaac ee dhinacyada ayay Andy Robertson iyo Alexandere-Arnold ka ciyaarayaan, halka ay kaydka fadhiyaan Naby Keita, Gomez, Milner iyo Harvey Elliott.

ADVERTISEMENT

Shaxaha Rasmiga ah ee labada kooxood

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

Liverpool XI: Allison, Alexander-Arnold, Konate, Matip, Robertson, Fabinho, Henderson, Thiago, Oxlade-Chamberlain, Gakpo, Salah

Kaydka: Kelleher, Gomez, Milner, Keita, Jones, Elliott, Tsimikas, Carvalho, Doak

Brentford XI: Sanchez, Dunk, Colwill, Estupinan, Caicedo, Mac Allister, Gross, March, Lallana, Mitoma, Ferguson

Kaydka: Steele, Lamptey, Webster, Welbeck, Sarmiento, Undav, Gilmour, Van Hecke, Veltman

ADVERTISEMENT
Share256Tweet160
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.