Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Europa League

SAWIRRO: Qatar Oo Xaflad Laga Yaabay Ku Furtay Koobka Adduunka, Daawo Sawiradii Ugu Fiicnaa Ee Laga Qabtay

by Saed Mohamed
November 20, 2022
0
SAWIRRO: Qatar Oo Xaflad Laga Yaabay Ku Furtay Koobka Adduunka, Daawo Sawiradii Ugu Fiicnaa Ee Laga Qabtay

Qatar ayaa sameysay mid ka mid ah xafladihii furitaanka Koobka Adduunka ee ugu fiicnaa iyagoo soo bandhigay fantasiya aad u fiican oo ay u riyaaqeen dunida kubada cagta.

ADVERTISEMENT

Waxa xaflada furitaanka ka qeyb qaatay oo daadihiye ka ahaa aktarka caanka ah ee Morgan Freeman kaasoo dunida u sharaxay qiimaha Koobka Adduunka iyo isdhexgalka bulshada iyo sida dadka Qatar ay u yihiin kuwa soo dhaweyn ku fiican.

Waxaa garoonka Al-Bayt Stadium oo loo ekeysiiyay teento badwiyiinta ah oo ku dhex taala saxaraha laga dhex sameeyay mahrajaano lagu soo bandhigay qariirada adduunka, calamada wadamada ka qeyb galaya Koobka Adduunka iyo weliba mascot-ka astaanta u ah Koobka Adduunka ee loo bixiyay Laciib.

Fanaanka ay dunida ka daba dhacday ee ka tirsan koox faneedka South Korea ee BTS Jung Kook ayaa hees soo dhaweyn ah ka qaaday Koobka Adduunka.

ADVERTISEMENT

Waxaa Koobka Adduunka si rasmi ah u furay oo khudbad afka Carabiga ku jeediyay Amiirka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani, kaasoo dunida ku soo dhaweeyay dalkiisa islamarkaana iclaamiyay in Koobka Adduunka uu furan yahay.

Sidoo Kale Akhri

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

January 28, 2023
Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Qorshaha Arsenal Ee Caicedo & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Sabti Ah

January 28, 2023

Screenshot 2022 11 20 104601

1 2 3 4 Screenshot 2022 11 20 104146 Screenshot 2022 11 20 104223 Screenshot 2022 11 20 104236 Screenshot 2022 11 20 104255 Screenshot 2022 11 20 104317 Screenshot 2022 11 20 104340 Screenshot 2022 11 20 104409 Screenshot 2022 11 20 104434 Screenshot 2022 11 20 104454 Screenshot 2022 11 20 104508 Screenshot 2022 11 20 104529

ADVERTISEMENT
Share432Tweet270
ADVERTISEMENT

Related Posts

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Christophe Galtier ayaa ka hadlay markale kabtanada kooxdiisa iyadoo dhawaan si qaldan loo qaatay hadal...

Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Qorshaha Arsenal Ee Caicedo & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Sabti Ah

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

AC Milan ayaa iskaga baxday tartanka saxeexa Nico Zaniolo oo Roma ka tirsan. (Corriere dello Sport) Newcastle ayaa Everton 45...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.