Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

SADDEXDA Xiddig Ee France Ka Bedeli Kara Benzema Oo Dhaawacmay & Haddii Martial Ku Jiro

by Apdihakem Omer Adam
November 20, 2022
0
SADDEXDA Xiddig Ee France Ka Bedeli Kara Benzema Oo Dhaawacmay & Haddii Martial Ku Jiro

Waxa xalay si rasmi ah loo xaqiijiyay in weeraryahan Karim Benzema ku biiray liiska xiddigaha dhaawaca kaga maqnaan doona koobka aduunka isagoo ka hayaamaya xerada xulka France iskugu diyaarinayo difaacashada tartankaas.

ADVERTISEMENT

Benzema ayaan muddooyinkii ugu dambeeyay oo dhan u ciyaarin kooxdiisa Real Madrid isagoo dhaawac muruq ah kaga maqnaa kooxda macalin Carlo Ancelotti.

Didier Deschamps ayaa xulka France uga wacay Karim isagoo aaminsanaa inuu diyaar u noqon karo tartanka Koobka aduunka balse xalay ayuu haleelay dhaawac cusub oo bawdada ahi.

Haatan sida uu sheegayo wargeyska ree Spain ee Diario AS, saddexda weeraryahan ee ugu cad cad ee 34 sano jirkaas ka bedeli kara xulka Les Bleus ayaa kala ah Martin Terrier, Wissam Ben Yedder iyo Diaby.

ADVERTISEMENT

Taas ayaa ka dhigan inuusan tababare Deschamps waxba u haynin weeraryahanada Man United iyo Lyon ee Anthony Martial iyo Alexandre Lacazette.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

Benzema ayuu dhaawacani qalbi jab weyn ku yahay maadaama oo Koobkii aduunka ee ugu dambeeyay ee uu France u ciyaaray ahaa 2014.

Image

ADVERTISEMENT
Share431Tweet270
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.