Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Saddexda Kooxood Ee Uu Semi-finalka Koobka Adduunku U Shidan Yahay Ee Ciyaartoyda Ugu Badan Ku Leh

by Abdiwahab Ahmed
December 12, 2022
0
Saddexda Kooxood Ee Uu Semi-finalka Koobka Adduunku U Shidan Yahay Ee Ciyaartoyda  Ugu Badan Ku Leh

Afar dhamaadka Koobka Adduunka ee ay iskugu soo hadheen Argentina, Croatia, France iyo Morocco waxa uu iskugu keenay ciyaartooyo u dheela naadiyo kala duwan, laakiin badankooda waxa qaybsaday saddex koodoo oo daawashada kulamadani ay xiise gaar ah u yeelanayso, sababtoo ah waxay la soconayaan xaaladda ciyaartoydooda oo ay tahay inay dib ugu soo laabtaan marka uu tartanku dhamaado.

ADVERTISEMENT

Kooxda ciyaartoyda ugu badan kaga jiraan afarta xul ee iskugu soo hadhay Koobka Adduunka ayaa noqotay Bayern Munich oo ay lix ciyaartoy kaga jiraan, waxaana tababare Julen Nagelsmann uu ku ducaysanayaa in ciyaartoydiisan aanay wax dhaawacyo ah soo gaadhin.

Horyaallada Yurub oo dib u bilaabmaya usbuuca ugu dambeeya bishan December, ayaa waxa Munich ay sii wadataa rikoodhkeeda cajiibka ah ee ah in ay ka mid tahay labada kooxood ee tan iyo 1980kii aanay ciyaartoydoodu ka maqnaanin finalka Koobka Adduunka.

Naadiga kale ee ku wehelinaya rikoodhkan ayaa ah Inter Milan, waxaana hadda ugu jira Lautaro Martinez iyo Brozovic oo ay qasab tahay in midkood uu finalka tegi doono. Sidaas oo kale waxa qasab ah in ciyaartooyo ka tirsan ay finalka tegi doonaan sababtoo ah xulalka Faransiiska iyo Morocco oo wada ciyaaraya ayay kaga jiraan ciyaartooyo.

ADVERTISEMENT

Bayern Munich oo lix ciyaartoy kaga jiraan afarta xul ee semi-finalka Koobka Adduunka usoo gudbay, waxa soo raaca oo iyaguna ciyaartoyda ugu badan ku leh Atletico Madrid iyo Sevilla oo ay min shan ciyaartoy kaga jiraan.

Sidoo Kale Akhri

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

January 30, 2023
Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

January 30, 2023

Halkan kaga bogo saddexda kooxood ee ciyaartoyda ugu badan ku leh semi-finalka Koobka Adduunka:

Bayern Munich

  • Kingsley Coman (France)
  • Benjamin Pavard (France)
  • Dayot Upamecano (France)
  • Lucas Hernandez (France)
  • Josip Stanisic (Croatia)
  • Noussair Mazraoui (Morocco)

Atletico Madrid

  • Angel Correa (Argentina)
  • Nahuel Molina (Argentina)
  • Rodrigo de Paul (Argentina)
  • Antoine Griezmann (France)
  • Ivo Grbic (Croatia)

Sevilla

  • Bono (Morocco)
  • Youssef En-Nesyri (Morocco)
  • Gonzalo Montiel (Argentina)
  • Marcos Acuna (Argentina)
  • ‘Papu’ Gomez (Argentina)
ADVERTISEMENT
Share402Tweet252
ADVERTISEMENT

Related Posts

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Kooxda Arsenal ayaa caawa gudbisay dalabkii labaad ee ay ku doonayeen xiddiga khadka dhexe ee kooxda Brighton Moises Caicedo. Gunners...

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Real Sociedad ayaa garoonka Santiago Bernabeu kala baxsatay dhibic muhiim ah, waxayna seddex dhibcood ka danbeeyaan Real Madrid kala sareynta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.