Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Sababta Sergio Aguero Loo Siiyay Bilada Hanashada Koobka Adduunka Oo La Sharaxay

by Saed Mohamed
December 20, 2022
0
Sababta Sergio Aguero Loo Siiyay Bilada Hanashada Koobka Adduunka Oo La Sharaxay

Dad badan ayaa isweydiinayay sababta Sergio Aguero oo ciyaaraha ka fariistay 12 bilood ka hor uu u helay bilada hanashada Koobka Adduunka inkastoo uusan qeyb ka aheyn xulkii ciyaaray.

ADVERTISEMENT

Aguero oo sababo caafimaad darteed uga fariistay ciyaaraha bishii Decmeber ee sannadkii la soo dhaafay ayaa la dabaaldegay ciyaartoyda xulka Argentina ka dib markii ay finalkii rigoore uga badiyeen France.

Waxaa la arkayay isagoo xirtay maaliyada xulka Argentina islamarkaana la dabaaldegaya ciyaartouda, wuxuu xitaa kor u hayay Koobka Adduunka.

Sawiro qolka labiska looga qaaday ayaa lagu arkay Aguero oo heysta bilada guuleystaha Koobka Adduunka, waxaana la isweydiinayay sababta uu ku helay.

ADVERTISEMENT

Ciyaartoyda iyo tababaraha waxaa biladaha gudoonsiiyay madaxdii xaflada joogtay laakiin waxaa sidoo kale biladaha helayay shaqaalaha tababarka.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023

Sidaasi darteed shabakada Givemesport ayaa sheegeysa in Argentina ay si rasmi ah ugu diiwaangelisay Sergio Aguero “Caawiyaha Tababaraha” ka hor kulankii finalka sidaasi darteedna uu helay bilada guuleystaha ee Koobka Adduunka.

Screenshot 2022 12 20 080842

Aguero ayaa jeclaan lahaa inuu ka garab ciyaaro saaxiibkiisa ay aadka isagu dhow yihiin ee Lionel Messi islamarkaana uu la qaado koobka laakiin xaalad caafimaad ayaa u diiday.

Argentina ayaase ku sharaftay weeraryahanka halyeeyga ah inuu qeyb ka noqdo guushooda oo uu helo bilada guuleystaha ee Koobka Adduunka.

ADVERTISEMENT
Share438Tweet274
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.