Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

SAADAASHA Sky Sports Ee Premier League Toddobaadkan & Aragtidooda Kulamada Holaca Ah Ee Arsenal v Man United Iyo Liverpool v Chelsea

by Apdihakem Omer Adam
January 21, 2023
1
Saadaasha Sky Sports Ee Premier League Toddobaadkan, Argagaxa Man United & Natiijada Weyn Ee Chelsea v Tottenham

Khabiirka muuqbaahiyaha Sky Sports ee Jones Knows ayaa sidii looga bartay sameeyay saadaashiisa toddobaadlaha ah ee horyaalka Premier League oo Usbuucan kulamo xiiso badan laga ciyaarayo.

ADVERTISEMENT

Aan ku bilawnee kulanka maanta Anfield ku dhex maraya kooxaha Liverpool iyo Chelsea ayuu khabiirka Sky Sports qabaa in labada kooxood ee xaalada xun ku jiraa ay barbardhac ku heshiin doonaan.

Kooxda booska labaad joogta ee Man City oo qaabilaysa Wolves oo fiican dhawaanahan ayuu Jones Knows u saadaaliyay in City ay guul dirqi ah gaadhi doonto ciyaartaas.

Kulanka weyn ee Axada Emirates Stadium ku dhex maraya Arsenal iyo Man United, Jones ayaa qaba in hoggaamiyayaasha horyaalka ee Gunners ay guul ka gaadhi doonaan oo ka aarsan doonaan Red Devils oo ah kooxda kaliya ee xilli ciyaareedka garaacday Premier League.

ADVERTISEMENT

Tottenham oo xaalad xun ku jirta ayaa u tagaysa kooxda ay London wada degaan ee Fulham oo fiican xilli ciyaareedkan, Mr Knows ayaa ku saadaaliyay ciyaartaas barbardhac.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023

Saadaasha Jones Knows Ee Premier League Toddobaadkan Oo Dhammaystiran

Liverpool 1-1 Chelsea

Bournemouth 0-2 Nottingham

Leicester 1-3 Brighton

ADVERTISEMENT

Southampton 1-1 Aston Villa

West Ham 1-2 Everton

Crystal Palace 0-1 Newcastle

Man City 1-0 Wolves

Leeds 3-2 Brentford

Arsenal 2-1 Man United

Fulham 2-2 Everton

Share343Tweet215
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Comments 1

  1. Adan Tawane says:
    2 weeks ago

    Arsenal guul baa urajeynayaa hhhh Everton labo jeer miyey ciyareysaa manta west ham iyo fulham wad kuwada qorteen micnaha Tottenham ayaad kuqadeen miyaa

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.