Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Rooney Iyo Ferdinand Oo Si Kala Duwan Uga Hadlay Ceyrinta Cristiano Ronaldo

by Saed Mohamed
November 22, 2022
0
Rooney Iyo Ferdinand Oo Si Kala Duwan Uga Hadlay Ceyrinta Cristiano Ronaldo

Wayne Rooney ayaa ka hadlay go’aankii ay Manchester United caawa ku kansashay qandaraaskii Cristiano Ronaldo.

ADVERTISEMENT

Xiddiga reer Portugal ayaa ka tagay Old Trafford markii labaad ka dib markii Red Devils ay jeex-jeexday qandaraaskiisa caawa oo Arbaco ah.

Ronaldo ayaa wareysi uu siiyay Piers Morgan todobaadkii hore wuxuu ku weeraray kooxda iyo tababaraha, taasoo keentay go’aanka ay caawa qaadatay kooxda.

Kabtankii hore ee England Rooney ayaa sheegay inuu sugayay go’aankii ay qaadatay United.

ADVERTISEMENT

Rooney ayaase markaan ka baaqsaday inuu si shaqsi ah u weeraro xiddiga reer Brazil isagoo ku tilmaamay inuu adeege fantastik ah u ahaa kooxda una rajeynayo mustaqbal wanaagsan.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

Isagoo ka hadlayay TV-ga Sports 18, Rooney ayaa yiri: “La yaab miyay igu tahay ceyrintiisa? Maya.

“Kooxda wado kale uma furneyn laakiin waa ceeb inay sidaan ku soo dhamaato sababtoo ah adeege fantastik ah ayuu u ahaa kooxda.

“Waxaan u rajeynayaa wanaag meel kasta uu aado.”

Dhanka kale Rio Ferdinand oo isna ay sidoo kale Ronaldo soo wada ciyaareen ayaa ka hadlay go’aanka Manchester United isagoo sheegay in dhinac walba ay heleen wixii ay rabeen.

ADVERTISEMENT

Wuxuu u sheegay BBC: “Waxaan aaminsanahay in dhinac walba uu faraxsan yahay haatan. Sida iska cad wuxuu wareysigaas u bixiyay isagoo ogsoon inuu doonayay inuu kooxda ka tago.

“Ma uusan faraxsaneyn, taasna si cad ayuu u sheegay.

“Erik ten Hag wuxuu helay wixii uu rabay. Labada dhinac way faraxsan yihiin sidaas darteed aan u dhaqaaqno cutubka xiga ee Cristiano Ronaldo.”

Share549Tweet343
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.