Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Suuqa Kala Iibsiga

“Ronaldo Way Ka Dhamaatay!” – Jamaahiirta K/Cagta Oo Ka Falceliyay Hishiiskii Uu Cristiano Ronaldo Ugu Wareegay Sacuudi Areebiya

by Saed Mohamed
December 30, 2022
0
“Ronaldo Way Ka Dhamaatay!” – Jamaahiirta K/Cagta Oo Ka Falceliyay Hishiiskii Uu Cristiano Ronaldo Ugu Wareegay Sacuudi Areebiya

Taageerayaasha kubada cagta ayay lama filaan weyn ku noqotay go’aanka Cristiano Ronaldo uu ugu ssaxiixay kooxda Al Nassr iyadoo warbaahinta Sacuudiga ay shaaciyeen saacado ka hor inuu qalinka ku duugay hishiiska oo berri la soo bandhigi doono.

ADVERTISEMENT

Xiddiga reer Portugal ayaa saxiixay hishiis labo sannadood ah uu sannadkii ku qaadanayo 200 milyan doolar, wuxuuna soo gabagabeeyay waayihiisa ciyaareed ee qaarada Yurub.

Taageerayaasha ayaa warkaan uga falceliyay Twitter iyagoo sheegay in Ronaldo ay u dhamaatay madaama uu ka hayaamay Yurub islamarkaana uu ka ciyaarayo horyaalka Sacuudiga.

66055627 11586295 image a 10 1672427601260

ADVERTISEMENT

Taageerayaasha ayaa intooda badan isku feker ahaa iyadoo mid uu soo qoray: “Waayihii ciyaareed ee Cristiano Ronaldo si rasmi ah ayuu u soo dhamaaday.”

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

Mid kale ayaa yiri: “Ronaldo way ka dhamaatay.”

Mid seddexaad ayaa qoray: “Deg deg: Ronaldo way u dhamaatay, waana bilaa shaqo haatan.”

66055635 11586295 image a 15 1672427834540

Taageere kale ayaa qoray in Ronaldo uu ku biirayo mid ka mid ah kooxaha ugu xun horyaalka Sacuudi Areebiya.

ADVERTISEMENT

Ronaldo ayaa ka tagay kubada cagta Yurub isagoo ku guuleystay shan abaalmarinta Ballon d’Or, shan Champions League, dhowr abaalmarin oo gooldhalin ah iyo horyaalo uu ku qaaday seddex ka mid ah shanta horyaal ee ugu waa weyn qaarada Yurub.

Share332Tweet208
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.