Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

“Ronaldo Waxa Lagu Haystaa Qaddiyadda Falastiin Ee Uu Taageerada Falastiin… Kylian Mbappe & Messi-na Waa…. ” – Madaxweyne Erdogan Oo Garab Istaagay Xiddiga Reer Portugal

by Abdiwahab Ahmed
December 26, 2022
0
“Ronaldo Waxa Lagu Haystaa Qaddiyadda Falastiin Ee Uu Taageerada Falastiin… Kylian Mbappe & Messi-na Waa…. ” – Madaxweyne Erdogan Oo Garab Istaagay Xiddiga Reer Portugal

Madaxweynaha waddanka Turkiga ee Recep Tayyip Erdogan ayaa garab istaagay xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ee ay Manchester United burburisay qandaraaskiisa, haddana ku sugan waddanka Sucuudiga oo la filayo inuu kaga biiro naadiga Al Nassr.

ADVERTISEMENT

Ronaldo oo olole ballaadhan ay ku qaadday saxaafaddu intii uu socday Koobka Adduunka, ayaa waxa uu Recep Tayyip Erdogan sheegay in lagu eryanayo arrimo siyaasadeed oo salka ku haya qaddiyadda Falasiin ee uu laacibkani taageero.

Recep Tayyip Erdogan oo lagu yaqaano inuu si weyn u garab taagan yahay Falastiin ayaa waxa uu sheegay, in Ronaldo uu dhibbane u noqday olole siyaasadeed intii uu socday Koobkii Adduunka ee Qatar, isla maarkaana si maldahan loogu durayo taageerada  uu u muujiyey Falastiin.

Erdogan Ronaldo

ADVERTISEMENT

Erdogan oo xalay ka hadlayay barnaamij laga sii daayey telefishanka dalkiisa oo uu ku dhiirigelinayay da’yarta dalkaas ayaa waxa uu si kooban u yidhi: “Nasiib-darro Ronaldo waa la dayacay.”

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

Waxa uu Recep Tayyip Erdogan intaa ku daray: “Waa nasiib-darro, Ronaldo waxa lagu qaaday olole siyaasadeed, sababtoo ah wa aqof taageera qaddiyadda Falastiin.”

Madaxweyne Erdgoan ayaa sidoo kale sheegay in Ronaldo loo dhaawacay nafi ahaan markii kaydka la dhigay Koobkii Adduunka, balse waxa uu xusay in uu helayo xog ah in uu xiddigani tegayo Sucuudiga, waxaanu yidhi: “Sida ay macluumaadka aan helayo sheegayaan, Cristiano Ronaldo waxa uu hadda ku sugan yahay waddanka Sucuudi Carabiya.”

Ugu dambayntii Recep Tayyip Erdogan ayaa waxa uu ka hadlay Koobkii Adduunka oo uu sheegay in Argentina ay u qalmaysay inay ku guuleysato sababtoo ah Lionel Messi, waxaanu yidhi: “Ka sokow da’diisa, Messi waa sidaa, laakiin Kylian Mbappe ayaa ah xiddiga mustaqbalka, waana 23 jir, Messi na waa 34 jir. Hadda Mbappe ayaa ah xiddiga Mustaqbalka.”

ADVERTISEMENT
Share428Tweet268
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.