Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Bundesliga

Ronaldo Oo Kooxdiisa Cusub Doortay, Qorshaha PSG Ee Messi & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa

by Apdihakem Omer Adam
December 21, 2022
0
Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Al Nassr, kooxda ree Sucuudi ayaa filanaysa inay dhammaystirto saxeexa Cristiano Ronaldo dhammaadka sanadka, waxa uu u saxeexay heshiis laba sano iyo badh ah oo uu guud ahaan 200 Milyan oo euro ku qaadanayo. (Marca – in Spanish)

ADVERTISEMENT

Arsenal garabkeeda weerar ee Gabriel Martinelli ayaa heshiis cusub oo uu toddobaadkii ku qaadanayo £200,000 saxeexaya. (Mail)

PSG ayaa doonaysa inay degdeg heshiis cusub uga saxeexato Lionel Messi oo qandaraaskiisu xagaaga ku eeg yahay isla markaana marka January la gaadho xor u ah inuu kooxaha kale wadahadalo lasii bilaabo. (Goal)

Brighton khadkeeda dhexe ee Alexis Mac Allister oo Argentina kula soo guuleystay Koobka aduunka ayaa bartilmameed u ah Arsenal iyo Atletico Madrid. (AS – in Spanish)

ADVERTISEMENT

Manchester United ayay tahay inay 65-ka Milyan ee euro ee heshiiskiisa ku xidhan bixiso haddii ay doonayso goolhayaha FC Porto ee Diogo Costa. (Correio da Manha – in Portuguese)

Sidoo Kale Akhri

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

February 7, 2023
Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

February 7, 2023

Josko Gvardiol ayay u badantahay inuu xagaaga dambe sii joogo RB Leipzig iyadoo qoddobka dhigaya in heshiiskiisa 110 Milyan oo euro lagu jabin karaa dhaqan gali doono xagaaga 2024. (Sky Sports)

Arsenal ayaa xiisaynaysa garabka weerar ee Mykhaylo Mudryk sida uu sheegay agaasimaha ciyaaraha kooxda Shakhtar Donetsk. (Football 365)

Mexico goolhayaheeda Guillermo Ochoa oo 37 sano jir ah ayaa qaab xor ah ugu biiraya kooxda Serie A ka ciyaarta ee Salernitana. (Sky Sports Italia – in Italian)

Inter Milan ayaa wadahadalo heshiis kordhin la bilawday Alessandro Bastoni oo ay Tottenham iyo Man City xiisaynayeen. (La Gazzetta Dello Sport – in Italian)

ADVERTISEMENT

Rodrigo De Paul wuxuu ku dhawaa inuu Leeds United ku biiro kahor heshiiskii uu ugu wareegay Atletico Madrid. (TalkSPORT)

Blackburn weeraryahankeeda Ben Brereton Diaz ayaa la filayaa inuu sii joogo kooxda suuqa January si uu dookhyadiisa oo dhan u kala xusho xagaaga marka uu xor noqdo. (Football League World)

Share452Tweet283
ADVERTISEMENT

Related Posts

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ku jirta xaalad xun oo gaadhsiisay in wax la iska weydiiyo mustaqbalka tababare Jurgen Klopp...

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

by Apdihakem Omer Adam
February 7, 2023
0

Waxa halkooda kasii socda bartilmaameedsiga kooxaha Spain sida gaarka ah ugu wadaan da'yarka garabka weerar ee Real Madrid ee Vinicius...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.