Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Riyad Mehraz Oo Guul Weyn Ku Hogaamiyay Man City , Tottenham Ayay Ka Taqaluseen

by Laacib
January 20, 2023
0
Riyad Mehraz Oo Guul Weyn Ku Hogaamiyay Man City , Tottenham Ayay Ka Taqaluseen

Ka dib ciyaar qeybta labaad xaraarad  yeelatay , Man City ayaa sedex gool iyo laba ku garaacday Tottenham kuwaasi oo qebtii hore ka naxsaday wiilasha Pep , waxa ayna uga talaabsadeen 4/2

ADVERTISEMENT

Sheekada ciyaarta: ka dib fadeexo dhanka daafaca ah  oo ay ka sheegteen Man City waxa nasiinada loogu diray laba gool oo nadiif ah oo is xigay

City kuma soo muuqan bandhig wacan waxaa ka muuqday daal iyo is fahan la`aan waana ku adkeyd in kubadda si sax ah u gaarsiiyaan afka hore Tottenham

Tottenham daafac ahaan aad ayay u wacnaayeen waana ku guuleysteen go`doominta Haaland iyo weerarka kale ee City halka ay dhankooda ku tiirsaaayeen kubadaha rogaal celiska ah

ADVERTISEMENT

Man City daafacooda qalad weyn ayaa ka dhacayay oo afka hore ayay si ka bad badis ah ugu soo baxayeen taana waxa ay keentay in laba gool deg deg laga dhaliyo waxaana daqiiqadihii 44-ad iyo  daqiiqadii 2-aad ee waqtiga dheeriga ka  dhaliyay Kulusevski iyo Emerson

Sidoo Kale Akhri

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023
YAAB: Magaciisa Runta Ah Ma Aha Casemiro – Dadka Oo Hadda Uun Ogaaday Inuu Magac Kale Isticmaalo Xiddiga Brazil

Casemiro Oo Fariin Cagajugleyn Ah U Diray Arsenal Iyo Manchester City

January 29, 2023

Xiddigaha City qaarkood maqane jooge ayay ka ahaayeen ciyaarta waxa ayna u baahnaayeen canaan inta nasiinada lagu jiro

Qeybta labaad , City kubadda waa ku badnaayeen waxaana ka go`neyd in waqti hore natiijada wax ka badalaan waxa ayna keeneen gool  uu saxiixay Alavarez waxaana horay uga soo shaqeeyay  Riyad kaasi oo dhaashay daqiiqadii 52-aad

Ka dib goolkaas , ciyaarta xaraarad ayay yeelatay , Mahrez caajiska ayaa ka tagay dhaq dhaqaaq wacan ayuu sameeynayay ilaa uu ka shaqeeyay gool labaad waxaana si qurux badan oo madaxa ah ku dhaliyay Haaland daqiiqadii 53-aad.

Citty gool sedexaad ayay dagaal ugu jireen waana u dhawaanayeen xili Totenham rogaal celiska ay maciin bideysay , waxa ayan ciyaarta aheyd mid wax waliba laga filan karo labada dhinac .

ADVERTISEMENT

Pep soo laabashadii , shaxdii uu ku soo galay waa badalay ee 4 dhexe aheyd waxa ay taasi keentay in hanaanka ciyaarta is badasho waliba noqoto mid deg degsiimo leh  , Riyad fax fax ayuu noqday waxa uuna shabaqa dhigay gool sedexaad oo cajiib ah daqiiqadii 63-aad

Aad ayay City uga wacnaayeen qeybtii hore , kalsooni ayay ciyaarayeen waxa uuna Pep badalkiisa ugu horeeyay sameeyay daqiiqadii 81-aad iyadoo uu saaray Gundogan  waxa uuna soo giliyay Silva .

Dhacdooyinkaas ka dib , Tottenham waxa ay ka sheegteen in kubadda durba qasaariyeen waxa ayna u muuqdeen kuwo daalay xilli dhamaadkii City qasaarinayeen fursado  ilaa Riyad gool afaraad uu dhaliyay daqiiqadii 90-aad , waxa ayna ciyaarta ku dhamaatay 4/2

Share318Tweet199
ADVERTISEMENT

Related Posts

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

YAAB: Magaciisa Runta Ah Ma Aha Casemiro – Dadka Oo Hadda Uun Ogaaday Inuu Magac Kale Isticmaalo Xiddiga Brazil

Casemiro Oo Fariin Cagajugleyn Ah U Diray Arsenal Iyo Manchester City

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Casemiro ayaa fariin digiin ah u diray Manchester City iyo Arsenal isagoo u sheegay inuu u soo socdo inuu soo...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.