Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Bundesliga

Real Madrid Oo Weeraraysa Bayern & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Maanta Oo Arbaca Ah

by Apdihakem Omer Adam
December 28, 2022
0
Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Everton ayaan wali ka saxeexin goolhaye Pickford heshiiskii shanta sano ahaa ee ay la gaadhay waxaana ay taasi sababtay inay dhagta taagaan kooxaha Chelsea, Manchester United iyo Tottenham. (Mail)

ADVERTISEMENT

Arsenal ayaa dalab 55 Milyan oo pound ah oo ay ku doonaysay garabka weerar ee Shakhtar ee Mykhaylo Mudryk laga soo diiday balse waxa la filayaa inay dalab cusub gudbiyaan markale. (Evening Standard)

Real Madrid ayaa qorshaynaysa inay u dhaqaaqdo daafaca bidix ee Bayern Munich ee Alphonso Davies. (AS – in Spanish)

Manchester United ayaa diirada saaraysa inay suuqa January weeraryahan amaah ah ka hesho kaddib markii ay xagaagii ku bixiyeen lacag ka badan £200 Milyan (Telegraph – subscription required)

ADVERTISEMENT

Newcastle United ayaa xagaaga isku dayi doonta saxeexa Jorginho marka uu dhaco heshiiskiisa Chelsea oo la aaminsan yahay inay xiisaynaysa khadka dhexe ee Benfica ee Enzo Fernandez. (Mail)

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023

Lille weeraryahankeeda Jonathan David oo Chelsea iyo Man United lala xidhiidhinayay ayaa sheegay inuu ciyaartoy kasta jecel yahay inuu mar ka ciyaaro Premier League. (La Voic du Nord, via Metro)

Liverpool daafaceeda dhexe ee Virgil Van Dijk ayaa la xidhiidhay saaxiibkiisa xulka Netherlands ee Cody Gakpo oo uu ku qanciyay inuu Reds kula soo biiro. (Eindhovens Dagblad, via Mail)

Leeds United ayaa dalab u diyaarinaysa xiddiga RB Salzburg ee Maximilian Wober. (Fabrizio Romano)

Atletico Madrid iyo Sevilla ayaa xiisaynaya saxeexa daafaca dhexe ee Nicolas Otamendi oo heshiiskiisa Benfica xagaaga dhacayo. (Football Espana)

ADVERTISEMENT

Inter Milan ayaa isku dayaysa inay kooxo Premier League ah kaga guuleysato saxeexa weeraryahanka Borussia Monchengladbach ee Marcus Thuram. (90min)

Share405Tweet253
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.