Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Suuqa Kala Iibsiga

Real Madrid Oo Weerar Axmaqnimo Ah Ku Qaadaysa Liverpool & Xiddiga Lama-taabtaanka Ah Ee Ay Ka Doonayaan

by Abdiwahab Ahmed
December 2, 2022
0
Real Madrid Oo Weerar Axmaqnimo Ah Ku Qaadaysa Liverpool & Xiddiga Lama-taabtaanka Ah Ee Ay Ka Doonayaan

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa liiska ciyaartoyda ay doonayso ku darsatay weeraryahanka Liverpool ee Darwin Nunez, kaas oo tababare Carlo Ancelotti uu qorshaynayo inuu ku beddelo Karim Benzema oo ay da’diisu noqonayso 35 jir dhamaadka bishan December.

ADVERTISEMENT

Darwin Nunez oo Liverpool ay xagaagii kaga soo iibsatay Benfica lacag gaadhaysa £85 milyan oo Gini isla markaana ku dhibaatooday la qabsiga horyaalka Premier League ayay Real Madrid si lama filaan ah ugu darsatay liiska ciyaartoyda ay doonayso.

Wargeyska Defensa Central ee kasoo baxa waddanka Spain ayaa sheegay, in Real Madrid ay si weyn u doonayso Nunez oo waliba suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga u xidh-xidhan doonto sidii ay ku keeni lahayd Santiago Bernabeu.

Carlo Ancelotti oo ka walaacsan taam ahaanshaha Karim Benzema oo dhaawac kaga maqan Koobka Adduunka, isla markaana inta badan xilli-ciyaareedkan ku qaatay miiska daaweynta ayaa uu rumaysan yahay in xilli ciyaareedka dambe aanay kooxdu isku hallayn karayn Benzema.

Liiska weeraryahannada ay Real Madrid oonayso waxa kale oo ku jira tiro ciyaartooyo caan ah, sida xiddigaha Brazil ee Richarlison iyo Gabriel Jesus ee u kala ciyaara Tottenham iyo Arsenal iyo waliba gool-dhaliyaha xulka qaranka Netherlands iyo kooxda PSV ee Cody Gakpo.

ADVERTISEMENT
ADVERTISEMENT

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023
Share365Tweet228
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.