Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Real Madrid Oo Koobka Aduunka Ka Shaqaysanaysa & Xiddiga Ay Argentina Ka Dhex Heshay

by Apdihakem Omer Adam
November 30, 2022
0
TAARIIKH: Carlo Ancelotti Oo SHAN Maalmood Gudahood Rekoodhkii Labaad Ee Aan Cidi Uga Horrayn Dhigay

Real Madrid ayaa u muuqata mid indho indhaynteeda ka wadata koobka aduunka iyadoo eeganaysa xiddigo tayo leh oo ay kala saxeexan karto sidii ay dhawr koob aduun oo horeba u samaysay.

ADVERTISEMENT

Sida uu sheegayo haatan wargeyska Marca ee fadhigiisu yahay Madrid, khadka dhexe ee Argentina ee Enzo Fernandez uu yahay mid ay qabatay isha Real.

Marca ayaa sheegaya in Enzo yahay xiddiga ay Los Blancos dookha labaad ka dhigteen haddii ay waayaan saxeexa Jude Bellingham oo ay Borussia Dortmund ka doonayaan balse lala xidhiidhinayo kooxo kale oo badan.

Real Madrid ayaa sidoo kale hore loola xidhiidhinayay khadka dhexe ee Napoli ee Stanislav Lobotka, tababare Carlo Ancelotti ayaa doonaya inuu dib ula midoobo Slovakian-kaas oo uu Napoli laba sano kusoo maamulay.

ADVERTISEMENT

Fernandez ayaa wacdarro kusoo dhigay Benfica tan iyo markii uu suuqii xagaagii kaga yimid dhinaca kooxda River Plate, 21 sano jirkaas ayaa kooxda Portuguese-ka ah 10 Milyan oo euro ugu soo biiray.

Sidoo Kale Akhri

Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

February 7, 2023
WERWER: Mid Kamida Xiddigaha Ugu Muhiimsan Man United Oo Dhaawacmay Maalmo Kahor Manchester Derby

Erik Ten Hag Oo Shaaciyey AFAR Ciyaartoy Oo Manchester United Ah Oo Dhaawacyo Ku Maqnaanaya Kulanka Leeds United

February 7, 2023

Enzo ayaa daqiiqad uusan waligii ilaawi doonin durba ka diiwaan gashaday koobkan aduunka maadaama oo uu gool muhiim ah kasoo dhaliyay Mexico oo ay 2-0 kaga adkaadeen dhawaan.

Shalay ayay ahayd markii saxafiga caanka ah ee Fabrizio Romano uu sheegay in Benfica 80 Milyan oo euro ka badan ku dalban doonto saxeexa Fernandez.

Image

ADVERTISEMENT
Share340Tweet213
ADVERTISEMENT

Related Posts

Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Sergio Busquets ayaa dalab uu lacag badan ku qaadanayo ka helay horyaalka waddanka Sucuudiga...

WERWER: Mid Kamida Xiddigaha Ugu Muhiimsan Man United Oo Dhaawacmay Maalmo Kahor Manchester Derby

Erik Ten Hag Oo Shaaciyey AFAR Ciyaartoy Oo Manchester United Ah Oo Dhaawacyo Ku Maqnaanaya Kulanka Leeds United

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa xaqiijiyey, in xiddiga reer Brazil ee Antony uu ku biiray liiska ciyaartoyda dhaawaca...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.