Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

RASMI: Mudada Uu Neymar Ka Maqnaanayo Brazil Oo La Shaaciyay & Haddii Uu Seegayo Koobka Adduunka

by Saed Mohamed
November 25, 2022
0
RASMI: Mudada Uu Neymar Ka Maqnaanayo Brazil Oo La Shaaciyay & Haddii Uu Seegayo Koobka Adduunka

Xiddiga Brazil iyo Paris Saint-Germain ayaa seegi doona labada kulan ee soo socota ee wareega group-yada Koobka Adduunka ka dib markii uu dhaawacmay kulankii ay 2-0 shalay uga badiyeen Serbia.

ADVERTISEMENT

Neymar ayaa la bedelay daqiiqadii 80aad ka dib markii qalad lagu galay sagaal jeer. Waxaa la arkayay isagoo ku ooyaya kursiga keydka, madaama uu ogaa inta uu la eg yahay dhaawaca ka soo gaaray canqowga.

Ka dib ciyaarta dhaqtarka Brazil ayaa sheegay in Neymar uu dhaawac xun ka soo gaaray canqowga. Brazil waxay Group G la hogaaminayaan Switzerland oo iyagana shalay ka badiyay Cameroon.

Maanta oo Jimce ah Brazil ayaa xaqiijisay in Neymar uu maqnaan doona labada kulan ee soo socota.

ADVERTISEMENT

Brazi ayaa la fiyaa inay guulo ka gaarto Switzerland iyo Cameroon iyadoo uu ka maqan yahay Neymar, waxaana loo arkaa xulka ugu cadcad Koobka Adduunka sannadkan.

Sidoo Kale Akhri

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

February 7, 2023
DEG-DEG: Manchester City Oo War-saxaafadeed Soo Saartay Xilli Fadeexado Dul-hoganayaan

Man City Oo Shir Deg-deg Ah Ugu Yeedhay Tababareyaasha & Shaqaalaheeda

February 7, 2023

Xiddiga Arsenal Gabriel Jesus ayaan ku soo bilaabanin kulankii Serbia waxaana macquul ah in isaga loo doorto inuu buuxiyo booska Neymar.

Neymar ayaa door muhiim ah ka ciyaaray kulankii Brazil ay cagta la martay Serbia. Richarlison ayaa dhaliyay labada gool ka hor inta uusan bedelin Jesus dhamaadkii ciyaarta.

Brazil waxay heshay 23 darbo oo goolka ku bartilmaameedsan, halka Serbia aysan helin xitaa hal darbo oo goolka ku bartilmaameedsan.

Marka laga soo tago Neymar, waxaa isna seegaya inta ka harsan wareega group-yada daafaca midig Danilo. Wuxuu ku soo bilowday kulankii Serbia wuxuuna dhameystay.

ADVERTISEMENT
Share398Tweet249
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Manchester United ayaa laba jeer la ciyaari doonta Leeds United  toddobaad gudihii, iyadoo la ogyahay xafiiltanka taariikhiga ah ee u...

DEG-DEG: Manchester City Oo War-saxaafadeed Soo Saartay Xilli Fadeexado Dul-hoganayaan

Man City Oo Shir Deg-deg Ah Ugu Yeedhay Tababareyaasha & Shaqaalaheeda

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Manchester City aya isku-diyaarinaysa inay dagaal toos ah la gasho Premier League, kaddib markii lagu eedeeyey in ay 115 jeer...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.