Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

RASMI: FIFA Oo Ganaaxday Croatia Ka Hor Kulanka Wareega 8da Ee Brazil

by Saed Mohamed
December 8, 2022
0
RASMI: FIFA Oo Ganaaxday Croatia Ka Hor Kulanka Wareega 8da Ee Brazil

FIFA ayaa ganaax ku soo rogtay xulka Croatia islamarkaana u digtay ka hor kulankooda wareega 8da Koobka Adduunka ee ay la ciyaarayaan Brazil.

ADVERTISEMENT

Xiriirka kubada cagta Croatia ayaa lagu ganaaxay lacag kor u dhaafeysa 50 kun yuro ka dib markii taageerayaashooda ay isir naceyb ku aflagaadeeyeen goolhayaha xulka Canada Milan Borjan.

FIFA ayaa ganaaxooda u cuskatay qodobka 16aad ee sharciga anshaxa FIFA kaasoo ka soo horjeeda in la isticmaalo fariimo aan ku habooneyn kubada cagta.

Taageerayaasha xulka Croatia ayaa ku heesay “Borjan waa faashiiste” iyagoo tixraac ka dhigaya inuu ka mid ahaa Naasiyiintii laayay Seerbiyiinta iyo Yahuuda dagaalki labaad ee dunida.

ADVERTISEMENT

Waxay arintaan oo dhan la xiriirtaa in goolhayaha Canada uu ku dashay gobolka Seerbiyiintu degto ee Croatia kaasoo qeyb ka ahaa dagaalkii kala qeybiyay Yugoslavia 1990meeyadii.

Sidoo Kale Akhri

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

January 30, 2023
Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

January 30, 2023

Qoyska Milan Borjan ayaa ka tagay gobolkaas sannadkii 1995kii, iyadoo sannadkaas ay magaalada xukumayeen ciidamadii Croatia.

Goolhayaha isagoo caruur ah ayuu la qoyskiisa la tagay Canada. Markii uu noqday xirfadle kubada cagta ah wuxuu doortay inuu matalo dalkii soo dhaweeyay.

ADVERTISEMENT
Share318Tweet199
ADVERTISEMENT

Related Posts

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Kooxda Arsenal ayaa caawa gudbisay dalabkii labaad ee ay ku doonayeen xiddiga khadka dhexe ee kooxda Brighton Moises Caicedo. Gunners...

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Real Sociedad ayaa garoonka Santiago Bernabeu kala baxsatay dhibic muhiim ah, waxayna seddex dhibcood ka danbeeyaan Real Madrid kala sareynta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.