Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

RASMI: Argentina vs Australia – Isku Aadka Wareega 16ka Koobka Adduunka Ee Ilaa Iyo Haatan

by Saed Mohamed
December 1, 2022
0
RASMI: Argentina vs Australia – Isku Aadka Wareega 16ka Koobka Adduunka Ee Ilaa Iyo Haatan

Waxaa maanta la soo gabagabeeyay kulamadii Group C iyo Group D ee Koobka Adduunka iyadoo ciyaarihii caawa la ciyaaray ay Argentina xaqiijisatay u soo bixitaankeeda wareega 16ka Koobka Aduunka ka dib markii ay karbaasheen Poland.

ADVERTISEMENT

Argentina ayaa 2-0 ku dardartay xulka Poland taasoo ka dhigeysa inay 6 dhibcood uga soo baxeen Group C, waxayna wareega 16ka isku dhacayaan xulka Australia oo kaalinta labaad uga soo baxay Group D ka dib markii ay ka badiyeen Denmark.

Waxaa iyagana caawa wareega 16ka Koobka Adduunka u soo gudbay xulka Poland oo nasiib ku soo baxay inakstoo ay isku dhibco noqdeen xulka Mexico oo guul 2-1 ka soo garay Sacuudi Areebiya.

Poland iyo Mexico ayaa yeeshay min afar dhibcood, laakiin Poland ayaa farqiga goolasha oo hal gool ah ku soo baxday iyadoo Sacuudiga uu dhamaadkii ciyaarta la degay Mexico oo uu gool ka soo ceshtay.

ADVERTISEMENT

Mexico iyo Sacuudiga ayaana ka haray Group C halka Argentina iyo Poland ay u gudbeen wareega 16ka.

Sidoo Kale Akhri

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023
Sidee Ayuu Noqon Doonaa Miiska Kala-sarraynta Horyaalka Premier League Haddii Man City Loo Diro Heerka Labaad?

Sidee Ayuu Noqon Doonaa Miiska Kala-sarraynta Horyaalka Premier League Haddii Man City Loo Diro Heerka Labaad?

February 6, 2023

Poland waxay wareega 16ka Koobka Adduunka la ciyaareysa xulka ku soo baxay kaalinta koowaad ee Group D France oo ah xulka difaacanaya Koobka Adduunka.

Kulamada La Xaqiijiyay Ilaa Iyo Haatan Ee Wareega 16ka Koobka Adduunka:

Sabti 3da Disember

Netherlands vs USA

ADVERTISEMENT

Argentina vs Australia

Axad 4ta Disember

England vs Senegal

France vs Poland

 

Share324Tweet203
ADVERTISEMENT

Related Posts

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Sidee Ayuu Noqon Doonaa Miiska Kala-sarraynta Horyaalka Premier League Haddii Man City Loo Diro Heerka Labaad?

Sidee Ayuu Noqon Doonaa Miiska Kala-sarraynta Horyaalka Premier League Haddii Man City Loo Diro Heerka Labaad?

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay suurtogal tahay in laga saaro horyaalka Premier League oo heerka labaad loo dhaadhiciyo, kaddib markii maanta uu...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.