Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Raphinha Oo Meel Saaray Mustaqbalkiisa Barcelona & Haddii Uu Arsenal U Noqonayo Bedelka Mudryk

by Apdihakem Omer Adam
January 16, 2023
0
Raphinha Oo Meel Saaray Mustaqbalkiisa Barcelona & Haddii Uu Arsenal U Noqonayo Bedelka Mudryk

Garabka weerar ee kooxda Barcelona iyo xulka Brazil ee Raphinha ayaa warkiisa caddeeyay kaddib guushii Spanish Supercopa ee ay xalay ka gaadheen Real Madrid.

ADVERTISEMENT

Raphinha ayaa lix bilood kaliya jooga Barca isagoo suuqii xagaaga kaga soo biiray Leeds United balse intaaba waxa wax kala duwan laga qorayay mustaqbalkiisa.

Barcelona oo dhaqaale ahaan aan fiicnayn ayaa la sheegay inay diyaar u tahay inay iska iibiso Raphinha haddii ay dalab wanaagsan u hesho maadaama sidii ay ka filaysay uu ula qabsan waayay.

26 sano jirkaas ayaa ilaa haatan 23 kulan usoo ciyaaray Barcelona xilli ciyaareedka isagoo saddex gool soo dhaliyay.

ADVERTISEMENT

Arsenal ayaa la sheegay inay saxeexa Raphinha oo ay suuqii xagaaga weyday haatan u laaban karto gaar ahaan kaddib markii ay Chelsea u weyday Mykhailo Mudryk oo ay mudo dheer doonaysay.

Sidoo Kale Akhri

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

February 7, 2023
Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

February 7, 2023

Si kastaba, Raphinha oo hadlay kaddib guushii ay Real Madrid ka gaadheen xalay ayaa mustaqbalkiisa dheer ku tiriyay Barca oo uu xusay inuu koobab badan la doonayo.

“Kani waa koobkaygii koowaad ee aan la qaado kooxdan weyn, maaliyadan weyn ee Barcelona, waa cajiib haatana waxaanu u socona koobab kale oo badan” ayuu yidhi Raphinha.

ADVERTISEMENT
Share367Tweet230
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Horyaalka heerka labaad ee Ingiriiska ee Championship ayaa go'aansaday inay iska diidaan in Manchester City ay ka  ciyaarto haddii laga...

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Manchester United ayaa laba jeer la ciyaari doonta Leeds United  toddobaad gudihii, iyadoo la ogyahay xafiiltanka taariikhiga ah ee u...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.