Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Suuqa Kala Iibsiga

Rafael Leão Oo Shaaciyay Kooxda Premier League Ee Uu Jecel Yahay & Dharbaaxo Ku Dhacday Chelsea

by Saed Mohamed
December 24, 2022
0
Rafael Leão Oo Shaaciyay Kooxda Premier League Ee Uu Jecel Yahay & Dharbaaxo Ku Dhacday Chelsea

Weeraryahanka aadka loo qiimeeyo ee kooxda AC Milan Rafael Leão oo lala xiriirinayay inuu u wareegayo Chelsea ayaa niyadjabiyay taageerayaasha Blues ka dib markii uu shaaciyay kooxda Premier League ee uu jecl yahay.

ADVERTISEMENT

Xiddigaan oo lala xiriirinayay in Blues ay dalab ka gudbin doonto bisha Janaayo ayaa mustaqbalkiisa uga waramayay idaadaca RDP Afrika isagoo sheegay inuu ku faraxsan yahay haatan AC Milan laakiin mustaqbalka laga yaabo inuu horyaal kale ka ciyaaro.

Xiddiga reer Portugal ayaa yiri: “Inaan ka ciyaaro horyaal cusub, haa waa macquul mustaqbalka… laakiin haatan waxaan boqolkiiba boqol diirada saarayaa AC Milan.

“Milan waa koox weyn, waxaana kula jiraa qandaraas. Sidoo kale waxaan jeclahay magaalada”

ADVERTISEMENT

Leão ayaa sidoo kale sheegay in kooxaha Yurub ka dhisan ee uu daawaday inuu u jeclahay kooxda ay Chelsea xafiiltamaan ee Arsenal isagoo yiri:

Sidoo Kale Akhri

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

January 28, 2023
Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Qorshaha Arsenal Ee Caicedo & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Sabti Ah

January 28, 2023

“Waxaan daawaday kulamo badan. Sannadkan waxaan jeclahay Arsenal – waxay ciyaarayaan kubad aad u fiican.”

Rafa Leão: “Experience in new league? Yes, in the future… but now I’m 100% focused on AC Milan — it’s a top club and I’m under contract there. I like the city too”, tells @rdpafrica 🇵🇹 #ACMilan

“I watch many games. This year, I like Arsenal — they’re playing very well”. pic.twitter.com/1a5Snatpnr

— Fabrizio Romano (@FabrizioRomano) December 24, 2022

Warkaan ayaa waxa uu dharbaaxo ku noqonayaa Chelsea oo si weyn u xiiseyneysay laacibkaan wacdaraha ka dhigaya horyaalka Talyaaniga.

Laakiin Blues waxay kaga maarmeysaa saxiixa Christopher Nkunku oo kala soo wareegayaan RB Leipzig xagaaga halka ay sidoo kale bisha Janaayo la saxiixanayaan Andrey Santos iyo David Datro Fofana.

ADVERTISEMENT
Share454Tweet284
ADVERTISEMENT

Related Posts

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Christophe Galtier ayaa ka hadlay markale kabtanada kooxdiisa iyadoo dhawaan si qaldan loo qaatay hadal...

Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Qorshaha Arsenal Ee Caicedo & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Sabti Ah

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

AC Milan ayaa iskaga baxday tartanka saxeexa Nico Zaniolo oo Roma ka tirsan. (Corriere dello Sport) Newcastle ayaa Everton 45...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.