Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

“Qiimihiisa Suuqu 200 Milyan Ayuu Noqonayaa Koobka Aduunka Kaddib..!!” – Xiddig England Ah Oo Jamaahiirtu Kor U Kac Weyn U Rajeeyeen

by Apdihakem Omer Adam
November 22, 2022
0
“Qiimihiisa Suuqu 200 Milyan Ayuu Noqonayaa Koobka Aduunka Kaddib..!!” – Xiddig England Ah Oo Jamaahiirtu Kor U Kac Weyn U Rajeeyeen

Jamaahiirta kubadda cagta ayaa saadaaliyay mid kamida xiddigaha xulka England oo qiimihiisu si weyn kor ugu kici doono kaddib tartanka koobka aduunka.

ADVERTISEMENT

Xiddigaas ayaa ah da’yarka khadka dhexe ee kooxda Borussia Dortmund ee Jude Bellingham kaas oo ay macquul tahay inuu xagaaga dambe koox bedelasho sameeyo.

Bellingham ayaa dhaliyay goolkii koowaad ee koobkan aduunka ee England kaddib madax cajiib ah oo uu dhex dhigay shabaqa Iran oo ay ugu dambayn 6-2 kaga guuleysteen.

Goolkaas ayaa la macno ah inuu yahay gool dhaliyaha labaad ee ugu da’da yar koobka aduunka taariikhda England isagoo kaliya ka dambeeya Michael Owen.

ADVERTISEMENT

Halkan kaga boggo aragtida qaar kamida jamaahiirta kubadda cagta oo kor u kacaya qiimaha Bellingham saadaaliyay koobka kaddib:

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

“Qiimaha Bellingham wuxuu noqon doonaa 200 Milyan oo euro koobka aduunka kaddib”.

“Qiimaha Bellingham 200 Milyan ayuu garaaci doonaa kaddib koobkan aduunka”.

“Qiimaha Bellingham ee kaddib koobkan aduunku wuxuu noqon doonaa waali”.

“Bellingham 30 Milyan oo kale ayuu ku daray qiimihiisa xagaaga dambe”

ADVERTISEMENT

“Bellingham oo horeba 150 Milyan u ahaa ayaa haatan markale maamulaya khadka dhexe ee England, ku dhawaad 200 Milyan ayuu qiimihiisu ku noqonayaa Liverpool”.

“Qiimaha Bellingam wuxuu noqonayaa 200 Milyan ka badan kaddib koobka aduunka”

SAMI MOKBEL: Jude Bellingham was breathtaking in England's 6-2 win over Iran  | Daily Mail Online

Share372Tweet233
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.