Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Qalanjadii Argentina Ee Is-qaawisay Xalay Oo Jeel Ku Yaala Qatar Lagu Ciqaabayo

by Abdiwahab Ahmed
December 19, 2022
0
Qalanjadii Argentina Ee Is-qaawisay Xalay Oo Jeel Ku Yaala Qatar Lagu Ciqaabayo

Shaashadaha telefishannada ayay kasoo muuqatay iyada oo aan wax dhar ah ku xidhnayn qaybta sare ee jidhkeeda, isla markaana ku dabbaal-degaysa garoonka Lusail Stadium ee waddanka Qatar intii ay socotay ciyaartii Argentina ay rikoodheyaasha ku qaadday Koobka Adduunka.

ADVERTISEMENT

Markii uu Gonzalo Montiel dhaliyey rikoodhaha ayay kaamirooyinku u jeedsadeen dhinaca taageereyaasha oo ay kasoo muuqatay gabadh qalan-jo reer Argentina ah oo dharka dhigatay.

Waxay mar  kaliya iska saartay garankii ay xidhnayd oo aanay wax uga hooseeyaa jirin, sidaas ayaanay cawradeedu bannaanka ku timid oo ay kaamirooyinku usoo qabteen.

Argentina Qatar

ADVERTISEMENT

Qatar ayaa durba la xaqiijiyey inay xabsiga u taxaabayso gabadhan oo ay ku ciqaabi doonto, waxaana loo kala doori doonaa laba dookh oo ah in la geliyo jeelka oo uu xukun ku dhaco iyo in la saaro ganaax lacageed oo aad u badan.

Sidoo Kale Akhri

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

January 30, 2023
Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

January 30, 2023

Inkasta oo haweenka aan u dhalanin Qatar aan looga baahnayn in ay xidhaan cabbadyad ama xijaab oo ay ku labbisan kaaraan saraawiil, haddana waxa ka mamnuuc ah haweenka ajaanibka  ah ee dalkaas tegaya inay soo xidhaan dhar ku dhajisan amaba ay is-qaawiyaan.

Sida uu sheegay wargeyska The Sun, qalanjada reer  Argentina ayaa geli doonta jeelka oo lagu ridi doonaa xukun ciqaabeed maadaama markhaatiyo ay ku yihiin muuqaallada telefishannada kasoo muuqday.

ADVERTISEMENT
Share481Tweet301
ADVERTISEMENT

Related Posts

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Kooxda Arsenal ayaa caawa gudbisay dalabkii labaad ee ay ku doonayeen xiddiga khadka dhexe ee kooxda Brighton Moises Caicedo. Gunners...

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Real Sociedad ayaa garoonka Santiago Bernabeu kala baxsatay dhibic muhiim ah, waxayna seddex dhibcood ka danbeeyaan Real Madrid kala sareynta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.