Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Qaata Saddex Ciyaartoy Iyo…. – Chelsea Oo Dalab Weyn Ka Gudbisay Enzo Fernandez

by Apdihakem Omer Adam
January 6, 2023
0
WAALLI: Chelsea Oo Bixisay LACAG Ka Badan Lacagtii Benfica Ku Doonaysay Enzo Fernandez & Sababta

Chelsea ayaa dalab weyn oo cajiib ah ka gudbisay khadka dhexe ee kooxda Benfica iyo xulka Argentina ee Enzo Fernandez.

ADVERTISEMENT

Chelsea ayaa saxeexyo samaysay suuqa bishan January halka ay wali kuwo kale doonayso si ay dib ugu soo noolayso rajadeeda ku dhammaysiga afarta kaalmood ee sarre ee Premier League.

Waxay Benfica wadahadal kagala jiraan saxeexa Enzo halka ay la saxeexdeen Andrey Santos, Datro Fofana iyo Benoit Badiashile.

Sida uu haatan sheegayo wargeyska Portugal kasoo baxa ee Record, Chelsea ayaa Fernandez ka gudbisay dalab cusub oo 87 Milyan oo pound ah oo lagu daray saddex ciyaartoy.

ADVERTISEMENT

Xiddigaha ay Blues miiska u saareen Benfica ayaa ah Hakim Ziyech oo ay si rasmi ah u qaataan iyo Datro Fofana iyo Andrey Santos oo ay amaah kusoo haystaan.

Sidoo Kale Akhri

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

January 30, 2023
Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023

Ziyech ayaa 49 gool iyo 81 caawimo mudo afar sano ah ugu soo sameeyay Ajax isagoo ugu dambayn heshiis 38 Milyan oo pound ah ugu soo wareegay Chelsea balse aan wixii laga filayay marnaba soo bandhigin.

Sportsmail ayaa sheegaya in Benfica ay diidan tahay inay iibiso Fernandez gaar ahaan kaddib wacdarihii uu ka dhigay Koobka aduunka oo uu da’yarkii ugu fiicnaa kusoo guuleystay.

21 sano jirkaas ayaa dhawaan kusoo laabtay kooxdiisa isagoo tababare Roger Schmidt u sheegay rabitaankiisa ah inuu Blues ku biiro.

ADVERTISEMENT
Share316Tweet197
ADVERTISEMENT

Related Posts

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Real Sociedad ayaa garoonka Santiago Bernabeu kala baxsatay dhibic muhiim ah, waxayna seddex dhibcood ka danbeeyaan Real Madrid kala sareynta...

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.