Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Serie A

Qaata Amrabat Oo Bixiya….- Fiorentina Oo Liverpool Iyo Tottenham U Yeedhisay Qiimaha Mishiinkii Morocco

by Apdihakem Omer Adam
January 3, 2023
0
Qaata Amrabat Oo Bixiya….- Fiorentina Oo Liverpool Iyo Tottenham U Yeedhisay Qiimaha Mishiinkii Morocco

Kooxda ree Talyaani ee Fiorentina ayaa u sheegtay kooxaha Premier League ee ay ugu horreeyaan Tottenham iyo Liverpool qiimaha ay ku doonayso iibka khadka dhexe ee Sofyan Amrabat.

ADVERTISEMENT

Amrabat ayaa suuqii xagaaga ee hore lala xidhiidhinayay Tottenham balse kooxda ree London ayaan markaas kusoo xoojin saxeexiisa tababare Antonio Conte.

Amrabat ayaa Koobkii aduunka ee ka qabsoomay Qatar wacdarro kusoo dhigay isagoo Semi Final gaadhsiiyay Morocco halkaasna ku helay kooxo badan oo isha ku haya xaaladiisa.

Si kastaba, sida uu haatan sheegayo wargeyska Talyaaniga ah ee Corriere dello Sport, Fiorentina ayaa iibka Armabat ku xidhay lacag 50 Milyan oo euro ah suuqa January.

ADVERTISEMENT

Heshiiska uu Sofyan kula joogo Viola ayaa ah mid dhacaya xagaaga 2024 balse wuxuu diyaar u yahay inuu gudaha bishan koox bedesho haddii heshiis la gaadho.

Sidoo Kale Akhri

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023
Sidee Ayuu Noqon Doonaa Miiska Kala-sarraynta Horyaalka Premier League Haddii Man City Loo Diro Heerka Labaad?

Sidee Ayuu Noqon Doonaa Miiska Kala-sarraynta Horyaalka Premier League Haddii Man City Loo Diro Heerka Labaad?

February 6, 2023

Transfer News: PSG Joins Liverpool, Tottenham to Land Sofyan Amrabat

ADVERTISEMENT
Share309Tweet193
ADVERTISEMENT

Related Posts

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Sidee Ayuu Noqon Doonaa Miiska Kala-sarraynta Horyaalka Premier League Haddii Man City Loo Diro Heerka Labaad?

Sidee Ayuu Noqon Doonaa Miiska Kala-sarraynta Horyaalka Premier League Haddii Man City Loo Diro Heerka Labaad?

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay suurtogal tahay in laga saaro horyaalka Premier League oo heerka labaad loo dhaadhiciyo, kaddib markii maanta uu...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.