Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Premier League Oo Beddelaya Isticmaalka VAR Kaddib Casharradii Laga Bartay Koobka Adduunka

by Abdiwahab Ahmed
December 24, 2022
0
Premier League Oo Beddelaya Isticmaalka VAR Kaddib Casharradii Laga Bartay Koobka Adduunka

Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa isbeddel ku samaynaya isticmaalka muuqaalka garsoor caawiyaha ee VAR, kaddib casharo ay kasoo barteen Koobkii Adduunka ee Axaddii lagu soo gabogabeeyey waddanka Qatar.

ADVERTISEMENT

Mushkilado badan ayaa ka jiray isticmaalka VAR iyadoo qaladaad badan laga arkayay tan iyo markii la bilaabay isticmaalkeeda xilli ciyaareedkii 2019-20.

Inkasta oo Premier League uu ka mid yahay horyaallada ugu garsoorka fiican, haddana marar badan ayay cabasho ka keeneen kooxuhu go’aamada qaarkood, taas oo hadda la bilaabayo sidii horumar looga samayn lahaa, iyadoo la casriyeynayo muuqaal caawiyaha VAR.

VAR

ADVERTISEMENT

Koobkii Adduunka ayaa laga dhaxlay duruus caawin doonta horyaallada marka laga eego dhinaca isticmaalka VAR, waxaana bilowgaba tallaabooyin qaadaya horyaalka Premier League oo dalbaday in laymanka offside-ka loo xoojiyo sidii Koobka Adduunka.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023
Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

February 7, 2023

Tababareyaal badan iyo ciyaartooyo ayaa cabashooyin ka muujiyey go’aamada tababareyaasha Koobkii Adduunka, sida Argentina oo garsooraha Spain ee Mateu Lahoz aad uga cadhootay iyo England oo garsooraha Brazil ee Sampaio ka dhiidhiday kaddib ciyaartii Faransiisku ku reebay wareegga siddeedda.

Varame

Si kastaba, horyaalka Premier League ayaa waxa uu hirgelinayaa isbeddello dhinaca offside-ka ah oo xooggan oo ciyaartoyda si fiican u kala saaraya marka ay noqoto sida ay u kala horreeyaan, iyadoo meesha ay soo gelayaan ciyaartoyda oo loo ekaysiinayo sidii kuwo Robot oo kale ah.

ADVERTISEMENT
Share348Tweet218
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Sergio Busquets ayaa dalab uu lacag badan ku qaadanayo ka helay horyaalka waddanka Sucuudiga...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.