Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Portugal Oo Sharaxday Wixii Uu Cristiano Ronaldo Ka Soo Saaray Buumaha Hoostiisa Ee Uu Cunay Intii Ay Socotay Ciyaartii Shalay

by Saed Mohamed
November 26, 2022
0
Portugal Oo Sharaxday Wixii Uu Cristiano Ronaldo Ka Soo Saaray Buumaha Hoostiisa Ee Uu Cunay Intii Ay Socotay Ciyaartii Shalay

Cristiano Ronaldo ayaa shabaqa soo taabtay kulankoodii furitaanka ee Group H ee ay ka badiyeen xulka Ghana. Wuxuu sidoo kale dhigay rikoodh cusub isagoo noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee gool ka dhaliya shan Koob Adduun oo kala duwan.

ADVERTISEMENT

Laakiin waxaa jiray muuqaal laga qabtay xiddiga Portugal oo maanta qabsaday baraha bulshada islamarkaana falcelin badan laga sameeyay.

Daqiiqadii 36aad ee ciyaartii shalay, Cristiano Ronaldo ayaa gacanta geliyay buumihiisa isagoo sheey kala soo baxay ka hor inta uusan cunin.

Tan iyo markii muuqaalka uu ku faafay baraha bulshada waxaa laga sameeyay maad badan iyadoo si weyn looga hadlayay waxa uu Cristiano Ronaldo sameynayay iyo wixii uu cunay waxa ay ahaayeen.

ADVERTISEMENT

Warbaahinta Portugal oo xiriir la sameysay xulkooda ayaa soo ogaaday wixii uu Ronaldo cunay ee uu ku sitay buumihiisa.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

Waxay sheegeen inuu cunay kaniini yar oo tamarta ka caawiya, islamarkaana uu kaniinyadaas ku keydsado buumaha si uu u cuno inta ay ciyaarta socoto.

Portugal ayaa guul bilaabatay Koobka Adduunka ka dib markii ay 3-2 kaga badiyeen Ghana, waxa la ciyaarayaan South Korea iyo Uruguay kulamada kale ee Group H.

ADVERTISEMENT
Share964Tweet602
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.