Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Pep Guardiola Oo Weerar Ku Ah Arsenal Iyo Chelsea & Xiddigaha Uu Ka Doonayo

by Apdihakem Omer Adam
December 30, 2022
0
Pep Guardiola Oo Weerar Ku Ah Arsenal Iyo Chelsea & Xiddigaha Uu Ka Doonayo

Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa weerar ku qaadi doona kooxaha tartanku kala dhaxeeyo ee Arsenal iyo Chelsea suuqyada soo socda isagoo ka doonaya daafac bidix.

ADVERTISEMENT

Xiddigaha uu Pep isha ku hayo ee kooxahaas ka tirsan ayaa kala ah Ben Chilwell iyo Kieran Tierney xilli ay Sky Blues wali ku dhiban yihiin doorkaasi daafaca bidix.

Wargeyska The Athletic ayaa sheegaya in Guardiola uusan wax kalsooni ah ku qabin Sergio Gomez oo ay suuqii xagaaga Andrelecht kala soo wareegeen.

Gomez ayaa kaliya shan kulan oo uu bedel kusoo galay kasoo muuqday Premier League xilli ciyaareedkan balse afar kulan Champions League kusoo bilawday.

ADVERTISEMENT

Dhinaciisa Chilwell ayaa isagu 14 kulan xilli ciyaareedkan u dheelay Chelsea isagoo badi ku maqnaa dhaawac muruq ah halka Tierney uu booskiisii Arsenal u waayay Oleksandr Zinchenko oo isla Man City ka tagay.

Sidoo Kale Akhri

Mikel Arteta Oo Qirasho Weyn Sameeyay Kaddib Guuldarradii Xilli Ciyaareedkooda Soo Af-Meertay Ee Newcastle United

WERWER: Mishiinka Arsenal Oo Ku Dhaawacmay Kulankii Man City & Arteta Oo Werwersan

January 28, 2023
HORDHAC: Man United v Reading – Red Devils Oo FA Cup U Jeedsanaya, Xiddiga Usoo Laabtay, Shaxaha & Xogaha Kulanka

HORDHAC: Man United v Reading – Red Devils Oo FA Cup U Jeedsanaya, Xiddiga Usoo Laabtay, Shaxaha & Xogaha Kulanka

January 28, 2023

Pep ayaa booska daafaca bidix xilli ciyaareedyadii ugu dambeeyay si joogto ah ugu adeegsanayay Joao Cancelo oo isagu wacdarro kasoo dhigayay.

Manchester City 'want a new full back with summer signing Sergio Gomez not  fully trusted'| All Football

Shock Arsenal exit talk, as rivals set sights on £25m man

ADVERTISEMENT
Share355Tweet222
ADVERTISEMENT

Related Posts

Mikel Arteta Oo Qirasho Weyn Sameeyay Kaddib Guuldarradii Xilli Ciyaareedkooda Soo Af-Meertay Ee Newcastle United

WERWER: Mishiinka Arsenal Oo Ku Dhaawacmay Kulankii Man City & Arteta Oo Werwersan

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

Tababaraha kooxda Arsenal iyo guud ahaan jamaahiirta kooxdaas ayaa werwer kala laabtay kulankii FA Cup ee ay xalay ku hadheen...

HORDHAC: Man United v Reading – Red Devils Oo FA Cup U Jeedsanaya, Xiddiga Usoo Laabtay, Shaxaha & Xogaha Kulanka

HORDHAC: Man United v Reading – Red Devils Oo FA Cup U Jeedsanaya, Xiddiga Usoo Laabtay, Shaxaha & Xogaha Kulanka

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

Man United ayaa isha ku haysa inay boos ka samaysato wareega shanaad ee FA Cup-ka kahor kulanka ay wareega afraad...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.