Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Neymar Oo £26,000 Gini U Diray Xiddigii Sawirkiisa Dhabarka Iskaga Shaambadeeyey

by Abdiwahab Ahmed
December 16, 2022
0
Neymar Oo £26,000 Gini U Diray Xiddigii Sawirkiisa Dhabarka Iskaga Shaambadeeyey

Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa ka cadhooday ficil uu sameeyey Richarlison oo sawirkiisa oo weyn iyo midka Ronaldo Nazario iskaga shaambadeeyey dhabarka, taas oo uu ku muujinayay sida uu u taageero, balse Neymar ayaa arrintaas kasoo horjeedsaday.

ADVERTISEMENT

Richarlison oo Koobka Adduunka ka dhaliyey saddex gool, laakiin dalkiisu uu ku hadhay wareegga siddeedda Koobka Adduunka ayaa maalmo kaddib markii uu ka tegay waddanka Qatar waxa uu dhabarka iskaga sawiray Neymar iyo Ronaldo Nazario oo uu isaguna dhaxda ugu jiro.

Sida uu qoray wargeyska Globo Sport ee kasoo baxa waddanka Brazil, Neymar ayaa dhibsaday in sawirkiisu uu kasoo muuqdo dhabarka Richarlison, waxaana uu ka dalbaday inuu iska tirtiro isaga oo waliba u diray lacagtii kharashka ee kaga bixi lahayd.

Richarlison 1

ADVERTISEMENT

Globo Sport waxa uu intaa  ku daray, in Neymar uu €30,000 oo Euro oo u dhiganta £26,000 Gini si uu Richarlison uga dhigto kharashka kaga bixi doona inuu jidhkiisaka masaxo sawirka Neymar ee aanu ogolaanshaha uga qaadanin.

Sidoo Kale Akhri

Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Qorshaha Arsenal Ee Caicedo & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Sabti Ah

January 28, 2023
“Waxa Uu Booskiisa Ka Samaynayo Isagoo Da’dan Jira Hore Umaynaan Arag, Lampard, Gerrard Iyo Scholes Waxan May Samaynayn….!!”

Rio Ferdinand Oo Doortay Laacibka Arsenal Ee Mustaqbalka Barcelona Ku Biiri Kara

January 28, 2023
ADVERTISEMENT
Share361Tweet226
ADVERTISEMENT

Related Posts

Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Qorshaha Arsenal Ee Caicedo & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Sabti Ah

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

AC Milan ayaa iskaga baxday tartanka saxeexa Nico Zaniolo oo Roma ka tirsan. (Corriere dello Sport) Newcastle ayaa Everton 45...

“Waxa Uu Booskiisa Ka Samaynayo Isagoo Da’dan Jira Hore Umaynaan Arag, Lampard, Gerrard Iyo Scholes Waxan May Samaynayn….!!”

Rio Ferdinand Oo Doortay Laacibka Arsenal Ee Mustaqbalka Barcelona Ku Biiri Kara

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

Halyeeyga kooxda Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa saadaaliyay mustaqbalka kabtanka Arsenal ee Martin Odegaard iyo sida uu horyaalka La...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.