Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Champions League

NAXDIN: Liverpool Oo Dhaawac Ku Waayaysa Xiddig Muhiim U Ah Kulanka Champions League Ee Real Madrid

by Apdihakem Omer Adam
December 12, 2022
0
Mid Kamida Xiddigaha Ugu Muhiimsan Liverpool Oo Halis Ugu Jira Final-ka Carabao Cup Ee Chelsea

Liverpool ayaa markale war aan wanaagsanayn ka heshay garabkeeda weerar ee Luis Diaz oo ay filanaysay inuu dhaawac uga soo kabto kahor bilaabashada sanadka cusub ee 2023.

ADVERTISEMENT

Xiddiga ree Colombia ayaa dhaawac jilibka ahi ku gaadhay kulan ay Arsenal la ciyaareen bishii October kaas oo soo afmeeray sanadkiisa.

Si kastaba, Diaz oo qayb ka ahaa xiddigaha Liverpool ee magaalada Dubai tababarka ku samaynaya ayaa dib u dhac ku yimid soo kabashadiisa oo markale ku laabtay UK oo uu qaliin jilibka ah ku maray.

Ma cadda wakhtiga uu garoomada ka maqnaan doono markale balse ugu yaraan laba bilood oo kale ayaa la filayaa inuu maqnaado sida uu sheegayo wargeyska Mundo Deportivo.

ADVERTISEMENT

Taas ayaa ka dhigan inuu maqnaan doono ugu horreynba kulanka lugta hore ee wareega 16-ka Champions League oo ay Real Madrid la ballansan yihiin 21-ka February balse wuxuu fursad u heli karaa lugta labaad ee 15-ka March.

Sidoo Kale Akhri

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

January 28, 2023
Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

January 28, 2023

Diaz ayaa qayb ka ahaa xiddigaha Reds ee kusoo bilawday kulankii Final-ka Champions League ee xilli ciyaareedkii hore ay Los Blancos guuldarrada kala kulmeen.

Image

ADVERTISEMENT
Share337Tweet211
ADVERTISEMENT

Related Posts

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

by Abdiwahab Ahmed
January 28, 2023
0

Taageereyaasha kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa niyad-jab weyn muujiyey kaddib guul-darradii koowaad ee soo gaadhay kooxdooda muddo ka badan saddex...

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Christophe Galtier ayaa ka hadlay markale kabtanada kooxdiisa iyadoo dhawaan si qaldan loo qaatay hadal...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.