Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Muuqaalka Uu Kylian Mbappe Ku Qoslay Harry Kane Oo Baraha Bulshada Qabsaday (Daawo)

by Saed Mohamed
December 11, 2022
0
Mbappe reacts

Mbappe oo ka falcelinaya rigooradii uu qasaariyay Harry Kane

Falcelintii uu sameeyay Kylian Mbappe ka dib markii uu Harry Kane qasaariyay gool ku laadka daqiiqadii 85aad ee kulankii France iyo England ayaa baraha bulshada qabsaday.

ADVERTISEMENT

Xulka Three Lions ayaa laga reebay Koobka Adduunka ka dib markii ay guuldarro 2-1 ka soo gaartay France oo u gudubtay wareega afar dhamaadka.

Aurelien Tchouameni ayaa hogaan ay u qalmeen u dhiibay xulka difaacanaya koobka, ka hor inta uusan rigoore ku gelin Bukayo Saka.

Waxaa rigoorada gool u bedelay Harry Kane iyadoo Olivier Giroud uu hogaanka ku soo celiyay France.

ADVERTISEMENT

Laakiin England ayaa rigoore kale heshay markii Theo Hernandez uu qalad ku galay Mason Mount, Harry Kane ayaana qasaariyay rigoorada isagoo dusha sarre mariyay taasoo xaqiijisay guuldarada England.

Sidoo Kale Akhri

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

February 7, 2023
Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

February 7, 2023

Durbadii uu rigoorada qasaariyay kaamirada waxay qabatay Kylian Mbappe oo si weyn ugu qoslaya Kane sida aad ka arki karto muuqaalka hoose.

Mbappe laughs after Harry Kane missed a penalty 🤣

pic.twitter.com/BurhjRSM3z

— 🆉🅸🆉🅾🆄 (@zi_46) December 10, 2022

I'm pretty sure Kane will never forget the match against France, especially Mbappe's laugh because Kane failed to kick a penalty.
.
Maguire
Beckham#CR7𓃵
England
goat pic.twitter.com/3LPFXucz2A

—  ᎶᏰᏋᏒᏒ ᏰᎧᎩ  (@gberrboy_id) December 10, 2022

Mbappe ayaase u naxariistay Kane markii uu xaqiijiyay in France ay u gudubtay semi-finalka isagoo ahaa ciyaaryahankii ugu horeeyay ee Faransiiska ee aamusiya kabtanka England oo barooranayay markii ay ciyaarta dhamaatay.

ADVERTISEMENT

Taageerayaasha ayaa si weyn u hadal haya qosolka Mbappe ee markii uu Kane rigoorada seegay.

Mid ayaa soo qoray: “Mbappe wiil xun ayaa noqday madaama uu sidaas u qoslay” halka mid kale uu soo qoray: “Mbappe ma uusan dhoolacadeynin umana qoslin xitaa sidaas markii uu ku guuleystay Koobka Adduunka.

Taageere kale ayaa yiri: “Wax badan ayaan qorsheynay qorshe ka dhan ah Mbappe, laakiin isagaa qosolka ku danbeeyay.”

so much for that anti mbappe plan😭😭😭😭😭he got the last laugh pic.twitter.com/9L03fKL67R

— ℓ.🇲🇦 (@yamczaki) December 10, 2022

France ayaa u gudubtay semi-finalka waxayna la ciyaarayaan xulka Morocco oo iyagana soo reebay xulka Portugal oo ay 1-0 kaga badiyeen.

Share501Tweet313
ADVERTISEMENT

Related Posts

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ku jirta xaalad xun oo gaadhsiisay in wax la iska weydiiyo mustaqbalka tababare Jurgen Klopp...

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

by Apdihakem Omer Adam
February 7, 2023
0

Waxa halkooda kasii socda bartilmaameedsiga kooxaha Spain sida gaarka ah ugu wadaan da'yarka garabka weerar ee Real Madrid ee Vinicius...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.