Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

“Mudo Dheer Ma Arag Bandhigaas Oo Kale!!” – Guardiola Oo Xiddig Lama Filaan Ah Amaanay Kaddib Guushii Liverpool

by Apdihakem Omer Adam
December 23, 2022
0
“Mudo Dheer Ma Arag Bandhigaas Oo Kale!!” – Guardiola Oo Xiddig Lama Filaan Ah Amaanay Kaddib Guushii Liverpool

Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa amaan kala dul-dhacay da’yarka daafaca midig ee kooxdiisa ee Rico Lewis kaas oo wacdarro ka dhigay kulankii ay xalay guusha 3-2 ah ka gaadheen Liverpool.

ADVERTISEMENT

Man City ayaa doonaysa markale hanashada Carabao Cup oo ay sanadkii hore seegtay waxayna tartankaas xalay ka cidhib-tireen kooxdii difaacanaysay ee Liverpool.

18 sano jirkaas ayaa kusoo bilawday kulankaas xalay maadaama oo ay wali maqan yihiin Kyle Walker iyo Joao Cancelo oo Qatar kusoo metelay dalalkooda koobka aduunka.

Guardiola ayaa kulanka kaddib si gaar ah u amaanay isagoo sheegay inay nasiib ku leeyihiin inay haystaan isla markaana uusan bandhigiisaas xalay oo kale in mudo ah arag.

ADVERTISEMENT

“Qaybtii hore wiilasha kuliyada da’yartu si fiican ayay u ciyaareen, mudo dheer ayaa laga joogaa tan iyo markii aan arkay bandhig lamida midkii Rico Lewis, mudo dheer kahor” ayuu Pep u sheegay Sky Sports.

Sidoo Kale Akhri

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

February 7, 2023
Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

February 7, 2023

“Isagu waa 17 ama 18 sano jir wuxuuna kahor tagay Liverpool, wuxuu ka hortagay ciyaartoy waaweyn oo afka hore ka ciyaaraya”

“Qaabka uu u ciyaaray marka uu kubadda haystay iyo marka uusan haysanba, aad ayaanu nasiib ugu leenahay inaanu ciyaartoygan haysano tobbanka sano ee soo socda”

Image

ADVERTISEMENT
Share347Tweet217
ADVERTISEMENT

Related Posts

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ku jirta xaalad xun oo gaadhsiisay in wax la iska weydiiyo mustaqbalka tababare Jurgen Klopp...

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

by Apdihakem Omer Adam
February 7, 2023
0

Waxa halkooda kasii socda bartilmaameedsiga kooxaha Spain sida gaarka ah ugu wadaan da'yarka garabka weerar ee Real Madrid ee Vinicius...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.