Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Champions League

Miyuu Virgil Van Dijk Dhaawaca Gaadhay Ku Seegayaa Kulamada Liverpool v Real Madrid Ee Champions League?

by Apdihakem Omer Adam
January 5, 2023
0
Miyuu Virgil Van Dijk Dhaawaca Gaadhay Ku Seegayaa Kulamada Liverpool v Real Madrid Ee Champions League?

Walow kulamada wareega 16-ka ee Champions League u muuqdaan kuwo wakhti ka hadhay haddana dhaawacyada halista ah ee xiddigaha qaar haatan sii gaadha ayaa saamayn kara ka qayb qaadashadooda ciyaarahaas.

ADVERTISEMENT

Waa si lamid ah sida ay Liverpool uga werwersan tahay hoggaanka daafacooda ee Virgil Van Dijk oo dhaawac muruqa ahi ku gaadhay kulankii ugu dambeeyay ee Brentford.

Van Dijk ayaa wakhtigii nasashada ee kulankaas lagu bedelay Joel Matip, il-wareedka BBC Sports ayaa shaaciyay in Van Dijk uu dhakhtar takhasus ah ula kulmayo xaalada dhaawaciisa muruqa.

Marka hore dhaawaca Virgil ayaan loo arkayn wax weyn balse qiimaynta dambe ee lagu sameeyay ayaa muujinaysa inuu ka halis badan yahay sidii la filayay.

ADVERTISEMENT

Virgil ayaa la filayaa inuu dhaawacan haleelay ugu yaraan hal bil garoomada kaga maqnaado, taas ayaa ka dhigan inuu soo kaban karo laba toddobaad kahor kulamada Champions League ee Real Madrid.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

Haddiiba uu dhaawaca 31 sano jirkaasi ugu yaraan dib u dhac galo oo soo kabashadiisu hakato ayuu shaki gali doonaa ka qayb qaadashada lugta koowaad ee Real Madrid.

Walow ay Liverpool bedelka Van Dijk u haysato xiddigo tayo leh sida Matip iyo Konate haddana Van Dijk ayaa ah hoggaanka weerarkooda, la’aantii ayay ku dhibtoon doonaan celinta Karim Benzema.

Image

ADVERTISEMENT
Share311Tweet194
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.