Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Miyay Man United Tartanka Premier League Ku Jirtaa Kaddib Guushii Man City? Ten Hag Oo Jawaab Cad Bixiyay

by Apdihakem Omer Adam
January 15, 2023
0
Miyay Man United Tartanka Premier League Ku Jirtaa Kaddib Guushii Man City? Ten Hag Oo Jawaab Cad Bixiyay

Tababaraha kooxda Manchester United ee Erik Ten Hag ayaa ka hadlay haddiiba kooxdiisu ay horyaalka Premier League u tartamayso kaddib guushii soo laabashada ahayd ee ay shalay ka gaadheen Manchester City.

ADVERTISEMENT

Laba gool oo ay xilli dambe dhaliyeen Bruno Fernandes iyo Marcus Rashford ayaa Man United ka caawiyay inay hal dhibic u jirsato City oo booska labaad joogta.

Laakiin Erik Ten Hag oo kulanka kaddib hadlay ayaa diiday inuu degdego isagoo sheegay inay taageerayaasha kooxdiisu riyoon karaan balse aysan isaga iyo ciyaartoydiisu riyoon karin.

“Laga yaabaa inay taageerayaashu riyoodaan balse anagu maya, waa inaanu cagahayaga dhulka ku haynaa kaddibna aanu wajahnaa in ciyaartayadu u baahantahay in horumarin badan lagu sameeyo” ayuu yidhi macalinka Dutch-ka ahi.

ADVERTISEMENT

“Horumar ayaanu samaynay, taasi way cadahay balse wali wado dheer ayaa noo hadhsan, dhinacyo badan oo ciyaartayada ah oo ay tahay inaanu horumarino balse horumar ayaanu samaynaynaa”.

Sidoo Kale Akhri

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

February 7, 2023
Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

February 7, 2023

“Dareenka xamaasadeed ee kooxdani waa mid aad u weyn, aaminaadii ayaa halkaas ka jirta, in kulanku 90 daqiiqo yahay oo ay soo laaban karaan, jiho wanaagsan ayaanu haynaa”.

Football Today, January 12, 2023: Erik ten Hag talks up Manchester United's chances against rivals Manchester City | LiveScore

ADVERTISEMENT
Share372Tweet232
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Horyaalka heerka labaad ee Ingiriiska ee Championship ayaa go'aansaday inay iska diidaan in Manchester City ay ka  ciyaarto haddii laga...

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Manchester United ayaa laba jeer la ciyaari doonta Leeds United  toddobaad gudihii, iyadoo la ogyahay xafiiltanka taariikhiga ah ee u...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.