Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Bundesliga

Milan Oo Waxkasta U Huraysa Leao, PSG Oo Weerar Ku Ah Real Madrid & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa

by Apdihakem Omer Adam
December 24, 2022
0
Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Manchester United ayaa PSV wadahadalo kala furtay saxeexa Cody Gakpo. (Mirror)

ADVERTISEMENT

Al-Nassr ayaa ku kalsoon inay saxeexa Cristianno Ronaldo oo xor ah dhammaystiri doonto kahor suuqa January. (CBS Sports)

Manchester United ayaa aaminsan inay xagaaga dambe haysato fursad ay Frankie De Jong kula saxeexato balse aaminsan inay Barcelona isku dayayso inay qiimihiisa kor u qaado iyadoo joogto u sheegaysa inuusan iib ahayn. (Sport – in Spanish)

Newcastle ayaa xiisaynaysa weeraryahanka Borussia Monchengladbach ee Marcus Thuram (Times – subscription required)

ADVERTISEMENT

Barcelona ma qabto wax dareen ah oo ay ku doonayso inay suuqa January ku iibiso Franck Kessie iyo Hector Bellerin. (Fabrizio Romano)

Sidoo Kale Akhri

Nin Xubin Ka Ah Arsenal Oo Gudoomiye Looga Dhigay Guddiga Baaraya Man City Ee Go’aaminaya Ciqaabtooda

Nin Xubin Ka Ah Arsenal Oo Gudoomiye Looga Dhigay Guddiga Baaraya Man City Ee Go’aaminaya Ciqaabtooda

February 6, 2023
“Erling Haaland Waxa Uu Tegay Koox Yar Oo Aan U Qalmin… Go’aan Qaldan Ayuu Qaatay”

“Erling Haaland Waxa Uu Tegay Koox Yar Oo Aan U Qalmin… Go’aan Qaldan Ayuu Qaatay”

February 6, 2023

Paris St-Germain ayaa wali xiisaynaysa garabka Real Madrid ee Marco Asensio oo hore Arsenal loola xidhiidhinayay. (Sport – in Spanish)

Arsenal ayaa Man United kaga horaysa tartanka Joao Felix oo ay Atletico Madrid amaah kaga doonayaan suuqa January. (Daily Record)

Leicester tababaraheeda Rodgers ayaa rajaynaya in kooxdu suuqa January iska caabin doonto dalabaad u yimaada James Maddison. (Mail)

PSG ayaa sidoo kale doonaysa khadka dhexe ee Man United ee Fred walow ay Red Devils dhawaan sanad dheeri ah kordhiyeen heshiiskiisa. (Sun)

ADVERTISEMENT

Chelsea ayaa ku dhaw inay dhammaystirto labada saxeex ee weeraryahanka Molde kaga soo biiraya ee David Datro Fofana iyo khadka dhexe ee Vasco Da Gama ka tirsan ee Andrey Santos. (Standard)

DC United ayaa heshiis afka ah Leeds United kala gaadhay saxeexa khadka dhexe ee Mateusz Klich. (MLSsoccer.com, via Mail)

AC Milan ayaa la kulmaysa Rafael Leao oo heshiiskiisa haatan xagaaga 2024 dhacayo, Milan ayaa u bandhigaysa mushahar shan jeer ka badan midkiisa haatan isagoo noqonaya xiddigooda ugu mushaharka badan si ay meesha uga saaraan kooxaha xiisaynaya. (Corriere della Sera, via AS)

Youssoufa Moukoko ayaa sheegay inuu la yaabay warar sheegaya in mushaharka uu dalbaday dartii ay u istaageen wadahadaladii heshiis kordhinta ee kooxdiisa Borussia Dortmund. (90min)

Arsenal ayaa sanadka dookha ah kordhinaysa heshiiska da’yarkeeda khadka dhexe ee Charlie Patino oo haatan amaah ku jooga Blackpool. (Standard)

Share385Tweet241
ADVERTISEMENT

Related Posts

Nin Xubin Ka Ah Arsenal Oo Gudoomiye Looga Dhigay Guddiga Baaraya Man City Ee Go’aaminaya Ciqaabtooda

Nin Xubin Ka Ah Arsenal Oo Gudoomiye Looga Dhigay Guddiga Baaraya Man City Ee Go’aaminaya Ciqaabtooda

by Saed Mohamed
February 6, 2023
0

Xubin ka tirsan Arsenal ayaa gudoomiye u noqonaya guddiga madaxa banaanka ee loo xilsaaray eedeymaha loo heysto Manchester City ee...

“Erling Haaland Waxa Uu Tegay Koox Yar Oo Aan U Qalmin… Go’aan Qaldan Ayuu Qaatay”

“Erling Haaland Waxa Uu Tegay Koox Yar Oo Aan U Qalmin… Go’aan Qaldan Ayuu Qaatay”

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Weeraryahanka reer Norway ee Erling Haaland ayaa loo sheegay inuu sameeyey qalad iyo doorasho aan fiicnayn markii uu xagaagii u...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.