Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Mesut Ozil Oo Labo Erey Ku Soo Koobay Sababta France Looga Qaaday Koobka Adduunka

by Saed Mohamed
December 18, 2022
0
Mesut Ozil Oo Labo Erey Ku Soo Koobay Sababta France Looga Qaaday Koobka Adduunka

Halyeeyga kubada cagta Mesut Ozil oo Koobkii Adduunka ku sugnaa Qatar ayaa labo erey ku soo koobay sababtii xulka Faransiiska looga qaaday Koobka Adduunka ka dib guuldaradii ka soo gaartay xulka Argentina.

ADVERTISEMENT

Argentina ayaa ku guuleysatay koobkeedii 3aad ee Koobka Adduunka ka dib markii ay rigoorayaal 4-2 kaga badiyeen xulkii ku guuleystay koobka sannadkii 2018kii.

Inkastoo Kylian Mbappe uu seddexleey dhaliyay hadana taasi kama badbaadinin guuldaradii rigoorada aheyd ee ka soo gaartay Lionel Messi iyo xulafadiisa.

Mesut Ozil oo garoonka Lusail ku sugnaa ciyaartii finalka ayaa labo erey ku soo koobay sababtii France looga qaaday Koobka Adduunka.

ADVERTISEMENT

Wuxuu yiri: “Benzema La’aantii, Xafladi Ma Jirto” isagoo raaciyay emoji ku digasho ah iyo sawirka calanka Faransiiska.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023

Screenshot 2022 12 18 154645

Sababta uu Mezut Ozil qoray sidaan ayaa ah in tababaraha xulka Faransiiska Didier Deschamps uu si qalad ah xulka uga saaray Benzema isagoo ogsoonaa in dhaawaciisa uu uga soo bogsan karay kaliya seddex maalmood oo uu qeyb ka ciyaari karay wareegii guruubyada.

Laakiin Deschamps ayaa ku qasbay Benzema inuu xulka ka maqnaado inkastoo aan magaciisa liiska laga saarin. Markii uu Benzema taam noqdayna xulka France dib uguma soo yeerin iyagoo kaliya martiqaaday ciyaartii finalka balse wuu iska diiday.

Faransiiska ayaana tabay Benzema madaama Olivier Giroud iyo Ousmane Dembele ay kulankii finalka soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u xun oo sababay in la bedelay qeybtii hore ee ciyaarta.

ADVERTISEMENT
Share700Tweet437
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.