Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Maxay Ku Arkeen? Atletico Oo Weeraryahan Kale Ka Doonaysa Barcelona Kaddib Depay

by Apdihakem Omer Adam
January 26, 2023
0
Heshiiska Weyn Ee Ay Ka Shaqaynayaan Barcelona Iyo Atletico & Xiddigaha Ay Is-Dhaafsanayaan

Kaddib markii ay gudaha suuqan ka baxeen Matheus Cunha iyo Joao Felix, Atletico Madrid ayaa si weyn ugu baahi qabtay saxeexyada weeraryahano cusub waxayna la wareegtay Memphis Depay.

ADVERTISEMENT

Iyagoo durba weeraryahan kala saxeexday Barcelona ayuu wargeyska Sport sheegayaa inaysan intaas ku ekayn Atletico ee ay markale xiisaynayso weeraryahanka Barca ee Ferran Torres.

Torres ayaa xilli ciyaareedkan aan wakhti ciyaareed badan ka helin Xavi Hernandez oo kusoo koobay inuu badi bedel u adeegsado.

Iyadoo Barca wali dhaqaale ahaan dhibtoonaysa ayay macquul tahay inay iibiso 22 sano jirkaas haddii ay dalab wanaagsan u hesho.

ADVERTISEMENT

Haddii uu Atletico Madrid ku biiro ayuu waji-gabax noqon doonaa kulankooda ugu horreeya ee dhex mara isaga iyo Stefan Savic maadaama ay daafaca Rojiblancos isku dhaceen dhawaan kulan labada kooxood La Liga ku kulmeen iyadoo labadaba kaadh casaan loo taagay.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023
Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

February 7, 2023

Image

ADVERTISEMENT
Share284Tweet178
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Sergio Busquets ayaa dalab uu lacag badan ku qaadanayo ka helay horyaalka waddanka Sucuudiga...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.