Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Maxaa Sababay Dhaawaca Mateo Kovacic Wajiga Ka Gaadhay Kahor Kulanka Brazil Ee Caawa?

by Apdihakem Omer Adam
December 9, 2022
0
Maxaa Sababay Dhaawaca Mateo Kovacic Wajiga Ka Gaadhay Kahor Kulanka Brazil Ee Caawa?

Khadka dhexe ee xulka Croatia ee Mateo Kovacic ayaa shaaca ka qaaday waxa ku sababay dhaawacyada wajigiisa ka muuqda kahor kulanka siddeed dhammaadka Koobka aduunka ee ay caawa Brazil la ballansan yihiin.

ADVERTISEMENT

Xulka gaadhay Finalkii koobka aduunka 2018 ayaa caawa la ballansan dhigooda shanta jeer kusoo guuleystay tartanka.

Mateo ayaa sheegay inuu gabi ahaanba diyaar u yahay kulankan oo xulkiisa Croatia meteli doono balse dhaawaca wajigiisa ka muuqda yahay mid uu ku sababay shil halis ah oo uu xerada jidh dhiska xulkiisa (GYM) ku galay.

Kovacic ayaa sidoo kale sheegay inay xulkiisa u fududahay marka ay xulalka kasoo horjeedaa soo weeraraan ee ay firaaqooyin iyo meelo banaan xaga dambe ka siiyaan sida Brazil caawa samayn karto.

ADVERTISEMENT

“Way fududahay marka xulka naga soo horjeedaa soo weerartamo ee uu kasoo tago meelo badan oo banaan” ayuu yidhi Kovacic.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Pep Guardiola Oo Shandadiisa Ka Xidh-xidhay Man City

February 7, 2023
DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

February 7, 2023

Croatia ayaa wareegii 16-ka kasoo gudubtay kaddib markii ay rigoorayaal 3-1 ah ku garaacday Japan oo ay kulanka 1-1 isla mari waayeen.

Image

ADVERTISEMENT
Share309Tweet193
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Pep Guardiola Oo Shandadiisa Ka Xidh-xidhay Man City

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa is-casilaya maalin kaddiib markii ay soo baxday fadeexaddii ugu xumayd...

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Horyaalka heerka labaad ee Ingiriiska ee Championship ayaa go'aansaday inay iska diidaan in Manchester City ay ka  ciyaarto haddii laga...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.