Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Maxaa Ku Dhacay Harry Maguire Oo Loo Bedelay? Ma Uusan Dhaawacmin Laakiin…..

by Saed Mohamed
November 21, 2022
0
Maxaa Ku Dhacay Harry Maguire Oo Loo Bedelay? Ma Uusan Dhaawacmin Laakiin…..

Tababare Gareth Southgate ayaa shaaca ka qaaday in sababtii loo bedelay Harry Maguire kulankii ay ka badiyeen xulka Iiraan inay aheyd xumad qabatay darteed.

ADVERTISEMENT

Daafaca Manchester United ayaa garoonka ku jiray ilaa daqiiqadii 70aad iyadoo England ay Koobka Adduunka ku bilaabatay guul weyn oo 6-2 ah.

Ka dib markii ay Iiraan gool soo ceshatay Maguire ayaa dhulka fariistay isagoo awoodi waayay inuu ciyaarta sii wato.

Labo ka mid ah shaqaalaha caafimaadka England ayaa garbaha ka galay oo ka caawiyay inuu garoonka ka baxo.

ADVERTISEMENT

Southgate oo warbaahinta la hadlayay ka dib ciyaartii maanta ee Group B waxa uu sheegay in daafaca dhexe uusan dhaawacmin balse sababtii loo bedelay ay aheyd xumad qabatay.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023

Dhacdadaan ayaa dhacday wax yar ka dib markii uu Mehdi Taremi goolka u dhaliyay Iiraan.

Southgate ayaa qiray in Maguire uu xumadiisa ku wargeliyay kursiga keydka England wax yar ka hor inta uusan goolka dhalinin.

Tababaraha xulka Ingariiska ayaa yiri: “Harry Maguire wuu xanuunsaday, Wuxuu inoo sheegay inuu xanuunsanayo ka hor goolka.

“Ma jirin sabab uu garoonka ugu sii jiro oo uu u ciyaaro laakiin marka laga soo tago xumadiisa ma jiro walwal kale oo ku saabsan isaga.”

ADVERTISEMENT

Maguire ayaa la filayaa inuu ka soo bogsado xumada islamarkaana ciyaaro kulanka ay England wajaheyso xulka Mareykanka.

Share413Tweet258
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.