Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Maxaa Ka Jira In Ronaldo Kabtanimada Portugal Laga Xayuubinayo Kulanka Switerland Ee Caawa?

by Apdihakem Omer Adam
December 6, 2022
0
Cristiano Ronaldo Oo Shaaca Ka Qaaday Shaqsigii Uu U Hanjabayay Kahor Bedelkiisii Kulankii South Korea

Tababaraha xulka Portugal ee Fernando Santos ayaa gabi ahaanba diiday inuu xaqiijiyo haddii Cristiano Ronaldo noqon doono kabtanka hoggaamiya xiddigihiisa kulanka Switerland ee caawa.

ADVERTISEMENT

Ronaldo ayaa u dhaqmay qaab aan fiicnayn markii bedelka lagu sameeyay kulankii South Korea, tababaraha ayaan la dhicin hab-dhaqankaas.

Kahor kulanka wareega 16-ka ee caawa, Santos oo saxaafada la hadlay ayaa si cad u sheegay inuusan jeclaysan hab dhaqankii Cristiano balse uu arrintaas la tacaalay oo xaliyay.

“Maan jeclaysan, maya gabi ahaanba, kamaan helin balse daqiiqadaas laga soo bilaabo waxkasta oo arrintaas ku saabsan way dhammaadeen” ayuu hadalkiisa ku bilaabay Fernando.

ADVERTISEMENT

“Arrimahan albaabada xidhan gadaashooda ayaa lagu xaliyaa, waa la xaliyay. Arrintaasi way dhammaatay haatana qofkasta waxa uu diirada saarayaa kulanka berri”.

Sidoo Kale Akhri

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

January 30, 2023
Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

January 30, 2023

Santos ayaa mar la weydiiyay haddii uu Ronaldo yahay kabtanka xulkiisa ee kulankaas diiday inuu xaqiijiyo wuxuuna yidhi “Kaliya waxaan cida kabtanka noqonaysa go’aamiyaa marka aanu garoonka gaadhno, wali ma ogi waxa ay shaxdu noqon doonto”.

ADVERTISEMENT
Share347Tweet217
ADVERTISEMENT

Related Posts

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Kooxda Arsenal ayaa caawa gudbisay dalabkii labaad ee ay ku doonayeen xiddiga khadka dhexe ee kooxda Brighton Moises Caicedo. Gunners...

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Real Sociedad ayaa garoonka Santiago Bernabeu kala baxsatay dhibic muhiim ah, waxayna seddex dhibcood ka danbeeyaan Real Madrid kala sareynta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.